Hay’adda Aqoonsiga Qaranka ee NIRA ayaa shaacisay in in ka badan hal milyan (1,000,000) oo qof ay ilaa iyo hadda qaateen Kaarka Aqoonsiga Qaranka, waxaana la xaqiijiyay in dhammaan dadkaas ay si bilaash ah ku heleen kaarka, iyadoo aysan jirin wax lacag ah oo laga qaadayo bulshada.