Dowladda Kenya ayaa dadaal ballaaran ku bixinaysa in ay hesho kursiga Garsooraha ee Maxkamadda Caddaaladda Caalamiga ah (ICJ), kaddib markii uu xilkaasi baneeyay garsooraha Soomaaliyeed, Cabdulqawi Axmed Yuusuf, oo muddo dheer ka tirsanaa maxkamaddaas.