Muuse Biixi Cabdi Oo Soo Xiray Wajiga Labaad Ee Barnaamijka Shaqo Qaran Madaxwaynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa soo xiray wajiga labaad ee Barnaamijka shaqo qaran 1 daqiiqo
1 daqiiqo Dowladda Soomaaliya Oo Shatiga Duulimaad Kala Laabatay Shirkado Laga Lee Yahay Kiinya Dawladda Soomaaliya ayaa liisankii duulimaadka ay ku iman lahaayeen Soomaaliya kala noqotay diyaaradaha laba shirkadood oo ka diiwaan-gashan dalka Kenya. Dawladda Somaaliya ayaa ku eedaysay mid ka mid ah labada…
1 daqiiqo Dooda Matalaada Muqdisho Ee Doorashada Soo Socota Matalaada dadka Magaalada Muqdisho ku yeelanayaan Golaha aqalka sare ma waxa loo qeybinayaa qaab 4.5 ah, mise dadka Magaalada Muqdisho asal ahaan u dagan ayaa gooni u leh, shacabka Muqdisho…
1 daqiiqo Fowsiyo Xaaji Aadan “Sharciga Madaxweynaha Saxiixay Ma Ahan Mid Waafaqsan Sharuucda Wadanka” Fowsiyo Xaaji oo ah guddoomiyaha Xisbiga Hiigsi ahna Xildhihaan Golaha Shacabka ayaa Goobjoog u sheegtay in sharciga Doorashooyin uu Madaxweynaha saxiixay uu yahay mid baal marsan dalka.
1 daqiiqo Siyaasiinta mucaaradka Oo Soo Dhaawayay Go’aanka Xukuumadda Ee Qabsoomida Doorashooyinka Siyaasiinta mucaaradka kuwa xilal hore soo qabtay iyo qaar ka mid ah shacabka ayaa soo dhaweeyay go’aankii Raysal wasaaraha Xukuumadda ee ahaa in doorashada Dalka ay waqtigeeda ku qabsoonto
1 daqiiqo Madasha Xisbiyada Qaran Oo Soo dhoweeyay Hadalkii Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre Madasha Xisbiyada Qaran oo soo dhoweeyay hadalkii Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre ee ahaa in Doorashooyinka Dalka ay waqtigeeda ku dhacdo
1 daqiiqo Xildhibaan Cilmi Maxamed Nuur “Guddiga Doorashooyinka Waan In Uu Cadeeyaa In Ay Doorasho Dhici Kart Iyo In Kale ” Xildhibaan Cilmi Maxamed Nuur oo ka mid ah mudanayaasha golaha shacabka oo waraysi siiyay Goobjoog ayaa sheegay in guddiga Doorashooyinka ay Cadeeyaan in ay doorasho dhici karto iyo in kale.
1 daqiiqo Soomaaliland oo Diiwaan Gelisay Kiisas Coronavirus Ah Soomaaliland ayaa maanta oo ah Axad 31-05-2020 waxa ay sheegtay in deegaannadeeda laga helay kiisas la xiriira safmarka Coronavirus ka dib markii baaritaan lagu sameeyay dad looga shakiyay xanuunka oo…