Maxkamad Ku Taalla Jigjiga Oo Xukun Ku Riday Cabdi Baaruud Sababo La Xiriira Dhaliil Uu U Jeediyay Maamulka Mustafe Cagjar Jigjiga – Maxkamad ku taalla magaalada Jigjiga ayaa maanta xukuntay Cabdi Baaruud oo ka mid ah dadkii si weyn looga yaqaanay deegaanka, kadib markii lagu eedeeyay inuu dhaliil ka qoray… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Imaaraadka oo si weyn u cambaareeyay xadgudubyada ay Israa’iil ka waddo Wasaaradda Arrimaha Dibadda Imaaraadka Carabta ayaa u yeertay safiirka Israa’iil u fadhiya dalkaas, waxayna ku wargelisay cambaareynteeda ku aaddan sida ugu xooggan ee xadgudubka lagu hayo magaalada Qudus. Dowladda Imaaraadka…
2 daqiiqo Mungaab oo loo magacaabay Guddoomiyaha gobolka Banaadir, ahna Duqa Muqdisho Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta si rasmi ah ugu magacaabay Mudane Dr. Xasan Maxamed Xuseen Muungaab Guddoomiyaha cusub ee Gobolka Banaadir ahna Duqa Caasimadda Muqdisho.…
1 daqiiqo Askari, Askari kale u dilay sigaar dartiis oo xukun dil ah lagu xukumay Dable Xoogga Cabdiqaadir Xaaji Yuusuf, ayaa loo soo xiray dilka saaxiibkiis kala tirsanaa Ururka 222 aad, Guutada 22aad ee Boliis milataara Marxuum Ex dable Xoogga Ismaaciil Xasan Ibrahim Macawiisleey. Dilkaan,…
1 daqiiqo Kumanaan kamid ah saraakiisha ciidanka Israa’iil oo dalbanaya in la joojiyo dagaalka Qasa In ka badan 1200 oo ka tirsan Saraakiisha Israa’iil iyo askarta kaydka ah ayaa diyaarinaya warqad ay kaga dalbanayaan dawladda iyo taliyaha guud ee ciidamada inay si degdeg ah u…
1 daqiiqo Trump oo Canada hordhigey inay Mareykanka ku biirto iyo doorasho labaad Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa sheegay inuu dalka Canada ka dalbaday inay inay kala doortaan inay ku biiraan barnaamijka gantaallada Gold Dome ama ay noqdaan gobolka 51-aad ee Mareykanka. “Canada…
2 daqiiqo Qarax Ka Dhacay Agagaarka Xarunta Ciidanka ee lagu magacaabo Mogadishu ee Nigeria Abuja, Nigeria –Qarax xooggan ayaa ka dhacay saldhig basaska laga raaco oo ku dhow xarunta ciidamada milateriga ee loo yaqaan Mogadishu Cantonment ama Abacha Barracks, taasoo ku taalla degmada Asokoro…
2 daqiiqo Kenya oo oggolaatay in Soomaaliland ay Xaafiis dublumaasiyadeed ka furato dalkeeda Dowladda Kenya ayaa ku dhawaaqday inay Soomaaliland u oggolaatay xaafiis dublumaasiyadeed oo ay dalkeeda ka furato, asagoo sidoo kale sheegtay inay xoojinayso xariirka ay la leedahay dowlad goboleedyada Soomaaliya. Wasaaradda…
2 daqiiqo Kenya oo Mar Kale Xaqiijisay Madax-Bannaanida Soomaaliya, Xilli Madaxweynaha Somaliland Ku Sugan Yahay Nairobi Dowladda Kenya ayaa maanta si rasmi ah caddeysay inay si buuxda uga go’an tahay ilaalinta madax-bannaanida, midnimada dhuleed, iyo wadajirka siyaasadeed ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya. Qoraal rasmi ah oo ka…
1 daqiiqo Kuuriyada Waqooyi oo xirtay afar qof oo lagu eedeeyay shil markab Kuuriyada Waqooyi ayaa xirtay afar masuul oo ay ku eedeysay inay ka dambeeyeen shil toddobaadkii hore ka dhacay goob lagu magacaabo Chongjin Shipyard, halkaas oo markab dagaal oo cusub uu…