Qaar Ka Mid Ah Hubkii Xerada Gen Gordan Oo Lagu Iibinayo Suuqyada Muqdisho Dadka ka ganacsada hubka ayaa sheegay in 600 oo qori lagana dhacay todobaadkii la soo dhaafay xeradii hore tobabarka ee Imaaraadka Carabta lagu iibinayo Suuqyada magaalada Muqdisho. Saddex qof oo… 1 daqiiqo
2 daqiiqo Xildhibaan Saadiiq Warfaa Oo Ka Hadlay Dhismaha, Tababarka, Mushaarka Iyo Isdhexgalka Ciidamada Xoogga Dalka Xildhibaan Sadiiq Xirsi Salaad Warfaa oo ah Xoghayaha guud ee guddiga difaaca golaha Shacabka ayaa sheegay in howlaha dib u dhiska ciidamada xoogga dalka Soomaaliya ay meel wanaagsan mareyso. Xildhibaan…
2 daqiiqo Madaxweynaha International Crisis Group Oo Goobjoog Uga Warramay Xalka Saameynta Xiisadda Khaliijka Ee Soomaaliya Rob Malley oo ah hoggaamiyaha sare(CEO) iyo madaxweynaha International crisis Group ayaa caasimadda Muqdisho u yimid uruurinta xog iyo aragti-isweydaarsi la xiriira Soomaaliya iyo xasaradda Khaliijka iyo sida xal loogu…
1 daqiiqo Shirka Amniga Ee DFS Iyo Kuwa Maamul Goboleedyada Oo Ka Furmay Garoowe Maanta oo Arbaco ah waxaa magaalada Garoowe ee gobolka Nugaal ka furmay shirka amniga ee dowladda federaalka Soomaaliya iyo kuwa maamul goboleedyada. Furitaanka shirkan waxaa ka qeybgalay madaxweyne ku xigeenka…
1 daqiiqo Dagaal Ka Socda Gobolka Bakool Wararka ka imaanaya gobolka Bakool ayaa waxay sheegayaan in nawaaxiga degmada Tiyeeglow ee gobolkaasi uu ka soconayo dagaal xooggan, kaasi oo u dhaxeeya ciidamada dowladda iyo kuwa Al-shabaab. Kolonyo ay…
1 daqiiqo IGAD Oo Maanta Daahfureysa Xarun Looga Hortagayo Aragtida Argigixisada Urur goboleedka IGAD waxaa uu maanta daaha ka qaadi-doonaa istaraatiijiyad lagu mideynayo ladagaalanka iyo ka hortagga argigixisada, taasi ayaa la sheegay in looga jawaabayo caga-jugleynta ay la kulmaan dalalka xubnaha…
1 daqiiqo Dhageyso: Qoysas Badan Oo Ku Go’doonsan Deegaan Ku Dhow B/weyne Maamulka deegaanka Lafoole ee hoostaga magaalada B/weyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa sheegay in qoysas badan ay ku go’doonsan yihiin deegaankaasi, kadib markii uu kusoo fatahay Wabiga Shabelle. Guddoomiyaha deegaankan…
1 daqiiqo Dhageyso: C/raxmaan Cabdi Shakuur Oo Sheegay In DFS Ay Shaqo Ka Dhigatay Bartilmaameedsiga Dadka Ka Aragtida Duwan Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa sheegay in wax laga xumaado ay tahay in dowladda uu hoggaamiyo madaxweyne Farmaajo ay bartilmaameed ka dhigato dadka ka aragtida duwan. Shakuur oo qoraal kooban…
1 daqiiqo Faah Faahin: Wiil Dhallinyaro Ah Oo Lagu Dilay Degmada Hilwaa Ee Muqdisho Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa dil habeenkii xalay ahaa Xaafadda Suuqa Xoolaha, degmada Hilwaa ee magaalada Muqdisho loogu geystay wiil dhallinyaro ah. Wiilkan oo aan magaciisa la sheegin ayaa…
1 daqiiqo Shir Looga hadlayo Amniga Dalka Oo Maanta Ka Furmaya Garoowe Maanta oo Arbaco ah ayaa lagu wadaa in magaalada Garoowe ee xarunta gobolka Nugaal uu ka furmo shir looga hadlayo amniga guud ee dalka, waxaana ka qeybgalaya wasaaradaha amniga ee…