Barakac baahsan iyo xaalado bini’aadantinimo oo ka dhashay dagaalka Thailand iyo Cambodia Dagaalka u dhexeeya Thailand iyo Cambodia ayaa galay maalintii saddexaad, iyadoo duqeymo iyo weerarro cirka ah oo labada dal ay is-weydaarsanayaan ay sababeen barakac baaxad leh oo gaaraya in ka badan nus milyan qof, sida ay sheegeen mas’uuliyiinta labada dal. 2 daqiiqo
2 daqiiqo kabtankii Diyaaradda Turkish Airlines oo Geeriyooday Isagoo Ku Jira Duulimaad Waxaa geeriyooday kabtankii Diyaaradda Turkish Airlines kadib markii uu xanuunsaday isagoo ku jira duulimaad ka yimid Seattle oo ku sii jeeday Istanbul, Turkiga.
3 daqiiqo Hey’adda WCPAD Oo Tababar Ku Saabsan Xuquuqul Insaanka Ka Fulisay Dhuusamareeb Hey’adda Women Centre for Peace and Development (WCPAD) oo gacan ka helaysa hey’adaha UNICEF iyo UNSOM ayaa 12 September 2024 ku soo gabangabeysay Dhuusamareeb tababarka tababarayaasha oo sare loogu qaaday xirfadda hoggaamiyaasha Naadiyada Xuquuqul Insaanka ee ka dhisan Galmudug.
1 daqiiqo Dowladda koonfurta Suudaan oo ku dhawaaqday in doorashadii dalkaas dib loo dhigay Dowladda koonfurta Sudan ayaa ku dhawaaqday in dib loo dhigay doorashadooyinkii qaran ee dalkaas ka dhici lahaa, ayadoo madaxtooyadu ay shaacisay in doorashadu ay qabsoomi doonto bisha December ee sanadka 2026.
2 daqiiqo Dowlad deegaanka Soomaalida oo soo saartay bariis cusub Dowlad deegaanka Soomaalida ayaa ku guuleystay tijaabada nooc cusub oo bariis ah, kaas oo lagu beeray degaanka beer-caano ee dhuleed magaalada Godey, waxaana munaasabad halkaas lagu qabtay lagu soo bandhigey wax soo saarka dalaggan aan ku badnayn beeraha dhulka
1 daqiiqo Dowladda Soomaaliya oo War Kasoo Saartay Wada-hadallada Magaalada Ankara ee Itoobiya Kala Dhexeeya Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay in magaalada Ankara lagu soo gabagabeeyay wareeggii labaad ee wadahalkii u dhexeeyay Somalia iyo Ethiopia oo gareadeen ay ka tahay dowladda aan walaalaha nahay ee Turkiga.
2 daqiiqo Wajiga Labaad ee Wadahadallada Itoobiya iyo Soomaaliya oo Maanta Ka Furmaya Turkiga iyo Xogo Ku Saabsan Wareegga labaad ee wada hadallada u dhexeeya Soomaaliya iyo Itoobiya ee Turkigu garwadeenka ka yahay ayaa lagu wadaa inay maanta ka furmaan Magaalada Ankara ee dalkaas, waxaana hadalkaas ku sugan…
2 daqiiqo Erdogaan oo Xiisadda Ka Dhaxeeysa Itoobiya iyo Soomaaliya Kala Hadlay Ra’iisul Wasaare Abiy Axmed Madaxweyne Recep Tayyip Erdoğan ayaa khadka taleefoonka kula hadlay Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed Cali, kulanka qadka ah ayaa looga hadlay is bedelada gobolka iyo caalamka iyo sidoo kale xiriirka labada dal
1 daqiiqo Wafdiga Dowladda Soomaaliya Ku Matalaya Wadahadallada Kala Dhexeeya Itoobiya oo u Dhoofay Ankara Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Macallin Fiqi Axmed, ayaa maanta oo ah Sabti u ambabaxay caasimadda dalka Turkiga ee Ankara.
2 daqiiqo Goorma ayuu Furmayaa Wejiga 2-aad ee Dhexdhexaadinta Turkiga ee Soomaaliya iyo Itoobiya? Wadahadallada Soomaaliya iyo Itoobiya ee ay garwadeen ka tahay Turkiga ee la xiriiira xiisadda Badda ayaa galaya wejiga 2-aad iyada oo labada dhinac ay Ankara ku kulmi doonaan todobaadka soo socda.