2 daqiiqo Sheeko:wararka gaarka ah Madaxweynaha Turkiga oo Sheegay in Laga Yaabo Inay Gudaha u Galaan Israa’iil si loo Caawiyo Falastiin Recep Tayyip Erdogan Madaxweynaha Turkiga ayaa ku dhawaaqay, in laga yaabo in Turkiga uu gudaha u galo Isra’il, si la mid ah sidi ay horay uga sameeyeen Liibiya iyo Nagorno-Karabakh, taas oo lagu caawinayo Falastiiniyiinta dhiban.
1 daqiiqo Sheeko:wararka gaarka ah Ra’iisulwasaare Ku-xigeenka oo Guddoomiyay Shir Ku Saabsan Qorista Qorshaha Qaranka Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa guddoomiyey shir looga hadlayey Hannaanka Qorista Qorshaha Isbeddelka Qaran iyo Muhiimmadda.
2 daqiiqo Sheeko:wararka gaarka ah Madaxda Ugu Sareysa Dalka oo Siweyn Uga Tacsiyeeysay Geerida Ku Timid Sheekh Cismaan Xidig Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi tiiranyo leh u diray qoyska, qaraabada, culumaa’udiinka iyo dhammaan ummada Soomaaliyeed ee uu ka baxay.
1 daqiiqo Sheeko:wararka gaarka ah Caalimkii Weynaa ee Soomaaliyeed Sheekh Cismaan Xidig oo Muqdisho Ku Geeriyooday Allaha u naxariistee waxaa magaalada Muqdisho xalay ku geeriyooday Sheekh Cismaan Xiddig oo kamid ahaa Culimada Soomaaliyeed kuwa ugu waaweyn, uguna magaca dheer, kaas oo soo saaray culimo badan oo diinka uu baray.
1 daqiiqo Sheeko:wararka gaarka ah Turkiga oo Soomaaliya u Soo Diraya Markab Shidaal iyo Gaas Ka Baara Xeebaha Soomaaliya Turkiga ayaa xeebaha Soomaaliya u soo diri doona dabayaaqada sanadkan markab sahamin doona shidaal iyo gaas, Qorshahaan ayaa qayb ka ah heshiis iskaashi oo ka dhexeeya Soomaaliya iyo Turkiga, sida ay sheegtay wasaaradda tamarta.
1 daqiiqo Sheeko:wararka gaarka ah Maxaa Kasoo Baxay Kulankii Soomaaliya iyo Itoobiya Ku Dhexmaray Turkiga? Dawladda Turkiga ayaa magaalada Ankara ku casuuntay Wuufuud kala matalaysa Soomaaliya iyo Ethiopia si looga wadahadlo xiisadda taagan.
1 daqiiqo Sheeko:wararka gaarka ah Professor Jawaari oo Aas Qaran Muqdisho Loogu Sameeyay iyo Madaxda oo Ka Qeybgashay Magaalo madaxda dalka ee Muqdisho waxaa aas qaran oo ballaaran loogu sameeyay Guddoomiyihii hore ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya professor maxamed shiikh Cismaan Jawaari.
1 daqiiqo Sheeko:wararka gaarka ah Gudoomihii Hore ee Golaha Shacabka oo Geeriyooday Kumuu Ahaa Jawaari? Gudoomihii hore Golaha Shacabka Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa goor dhow ku geeriyooday magaalada Muqdisho Sida ay xaqiijiyeen masuul ka tirsan Dowladda Soomaaliya.
2 daqiiqo Sheeko:wararka gaarka ah Wararkii Ugu Dambeeyay Isku Day Afganbi oo Ka Dhacay Dal Ku Yaalla Koonfurta America Madaxweynaha dalka Bolivia Luis Arce ayaa sheegay in ay fashiliyeen isku day afganbi oo ay fuliyeen cutubyo ka tirsan millatariga dalkaasi, kuwaas oo muddo kooban heystay madaxtooyada iyo aqalka baarlamaanka,
2 daqiiqo Sheeko:wararka gaarka ah Milkiilaha Website-ka Siraha Faafiya ee WikiLeaks oo Todobaadkaan Xoriyaddiisa Haleya Kadib Xabsi Dheer Juliana Assange oo ah aas-aasaha website-ka WikiLeaks ayaa la filayaa in todobaadkaan uu qirto inuu danbi galay kuna xadgudbay sharciga basaasnimada Mareykanka, qirashadaas oo uu ku baddalanayo in laga sii daayo.