1 daqiiqo Sheeko:wararka gaarka ah Guddiga Qabanqaabada Todobaadka Xoriyadda oo Muqdisho Ku Shiray iyo U jeedka Kulanka Quddiga Qaran ee Qabanqaabada Dabaaldagayada Todobaadka Xorriyadda Soomaaliya oo Kulan ku Yeeshay Magaalada Muqdisho, ayaa ka wadahadlay dardargelinta arrimaha horyaallo guddiga iyo sidii loo qaban lahaa howlaha.
1 daqiiqo Sheeko:wararka gaarka ah Dhacdo Murugo Badan: Macalin Dugsi Qur’aan iyo Xaaskiisa oo Lagu Dilay Galgaduud Koox hubeysan ayaa xalay dil ugu geystay deegaanka Bulacle oo Dhuusamareeb hoostaga, Macalin dugsi Qur,aan iyo xaaskiisa.
1 daqiiqo Sheeko:wararka gaarka ah Dab Xooggan oo Ka Kacay Xaafad Katirsan Degmada Cabdulwaaq iyo Faahfaahin Laga Helayo Sida ay sheegayaan warka imaanayaan gobolka Galgaduud dab xoog leh oo ka dhashey gaari booyad ah oo Shidaal sida ayaa ka kacay xaafad ka tirsan magaalada Caabudwaaq oo lagu magacaabo Koowda Luuliyo.
1 daqiiqo Sheeko:wararka gaarka ah Caalamul Islaami oo Siweyn Looga Dabaaldegayo Maalinta Koowaad ee Ciidul Adxa Shucuubta Muslimiinta ah ayaa manta siweyn ugu dabaaldegaya maalinta koowaad ee Ciidul Adxa, waxaana dadku ay u dareereen goobaha loo asteeyay in lagu tukado salaadda ciidda iyo Masaajidda si ay u oogaan Salaadda Ciida.
2 daqiiqo Sheeko:wararka gaarka ah In Kabadan 2 Million oo Xujeyn ah oo Maanta Taagan Buurta Carafo iyo Heerka Kulka Maka oo Geeri Sababay Maanta oo sabti in kabadan 2 Million oo Xujey Muslimiin ah ayaa taagan Buurta Carafo oo kamid Tiirarka ugu weyn gudashada Xajka, Xujeyda ayaa halkaan taga maalinta 9-ka bisha Carafo, waxaana maalinta bari ah.
1 daqiiqo Sheeko:wararka gaarka ah Baarlamaanka Galmudug oo Ansixiyay 3 Degmo oo Kusoo Biiray Degmooyinkii Jiray Golaha Wakiilada Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa maanta yeeshay kulankoodii 2aad ee Kalfadhiga 10aad, waxaana shir Guddoominayey Guddoomiyaha Golaha Dr Maxamed Nur Gacal oo ay ku wehliyeen labadiisa Ku xigeen.
1 daqiiqo Sheeko:wararka gaarka ah Ku Dhowaad 50 Muhaajiriin oo Soomaali Ku oo Ku Geeriyootay Xeebaha Dalka Yeman Ugu yaraan 49 qof ayaa ku dhintay 140 kalena waa la la’yahay ka dib markii dooni ay la socdeen qaxooti iyo muhaajiriin ka yimid Geeska Afrika, kuna socday Yemen ay degtay, sida ay sheegtay hay’adda socdaalka u qaabilsan.
1 daqiiqo Sheeko:wararka gaarka ah Madaxweyne Ku-xigeenkii Malawi iyo Dadkii La Socday oo La Xaqiijiyay in ay Dhinteen Dowladda Malawi ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqday in ay Madaxweyne ku xigeenkii dalka Malawi Saulos Chilima iyo 9 qof oo la socday in ay dhinteen ka dib markii ay la dhacday diyaarad ay shalay kala raceen magaalada caasimadda ah ee Lilongwe.
1 daqiiqo Sheeko:wararka gaarka ah Deg deg: Diyaarad Sidday Madaxweyne Ku-xigeenka Malaawi oo La Waayay iyo Faahfaahinno Kasoo Baxaya Diyaarad siday madaxweyne ku xigeenka dalka Malawi Saulos Klaus Chilima iyo sagaal qof oo kale ayaa la waayay, Sida laga soo xigtay xafiiska madaxweynaha dalkaas, dadaallada lagu raadinayo diyaaradda ayaa socda.
1 daqiiqo Sheeko:wararka gaarka ah Guddiga Qabanqaabada Todobaadka Xoriyadda oo Mudisho Kasiiwada Kulamadooda Joogtada ah Guddiga qabanqaabada maalmaha xoriyadda ayaa kulan ku yeeshay magaalada Muqdisho, kaas oo looga hadlay sidii loo dardargelin lahaa shaqada guddiga, waxaana shir guddoominayay Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha.