2 daqiiqo Sheeko:wararka gaarka ah Ugu Yaraan 24 Qof oo ay Ku Jiraan 9 Caruun ah oo Ku Dhintay Dab Ka Kacay Gujarat India Ugu yaraan 24 qof oo ay ku jiraan caruur badan ayaa ku dhintay dab ka kacay goob madadaalo oo ku taalla gobolka Gujarat ee galbeedka Hindiya, sida uu sheegay sarkaal ka tirsan dowladda, dabka ayaa geystay khasaare xooggan.
2 daqiiqo Sheeko:wararka gaarka ah Spain, Norway, iyo Ireland oo Sirasmi ah Maanta u Aqoonsaday Dowladnimada Fastiin Dalalka Spain, Norway, iyo Ireland ayaa si rasmi ah u aqoonsaday dowladda Falastiin, ayagoo caalamka intiisa kale ugu baaqay inay tillaabo taas lamida qaadaan, arrintaan ayaa muddooyinkii dambe aheyd mid siweyn loo hadalhayay.
2 daqiiqo Sheeko:wararka gaarka ah Waa Kuma Madaxweynaha Iran Ebrahim Raisi ee Ku Dhintay Shilka Diyaaradeed Madaxweynaha Iran Ebrahim Raisi ayaa dhintay ka dib markii diyaarad helicopter ah oo ay la socdeen isaga iyo mas’uuliyiin kale ay ku burburtay dhul buuraley ah iyo kaymo ah oo ku yaalla dalkaasi iyadoo cimilo xumo ay jirto.
1 daqiiqo Sheeko:wararka gaarka ah Xujeyda Soomaaliyeed oo Bilaabay Gudashada Acmaasha Xajka, Iyagoo Booqanaya Goobaha Barakeysan Xujeyda Soomaaliyeed ee sannadkaan gudaneysa Waajibaadka Xajka ayaa booqasho ku tagay qaar ka mid ah goobaha barakeysan ee Magaalada Madiina Al Munawara, wasaaradda Awqaafta ayaa sanadkaan siweyn uga shaqeysay.
2 daqiiqo Sheeko:wararka gaarka ah Nin Qoyskiisa 26 Sano Ka Hor ay Maleeyeen Inuu Geeriyooday oo Dib Looga Helay Algeria Nin u dhashay dalka Aljeeriya oo la waayay 1998-dii intii lagu jiray dagaalladii sokeeye ee dalkaas ayaa 26 sano ka dib isagoo nool laga helay qol qoyskiisa deriskooda ah, sida ay sheegeen mas’uuliyiintu.
6 daqiiqo Sheeko:wararka gaarka ah Dib-u Milicso Taariikhda iyo Waayihii Ururkii SYL oo 81 Sano Laga Joogo Aasaaskiisii 1943-kii Maanta oo kale sanad weliba waxaa inta badan dalka laga xusaa markii 15-ka bisha May oo beegan markii dhidibada loo taagay ururkii xornimo doonka ee SYL, kaas oo dhismihiisa ay ka soo wareegtay 81 sano, tan iyo sanadkii 1943-kii.
2 daqiiqo Sheeko:wararka gaarka ah Muxuu Kaga Dhigan Yahay Guushii Soomaaliya ay Ka Heshay Shirkii Kusoo Gabagaboobay Gambia? Wasiirka hore ee Arrimaha Dibadda Soomaaliya danjire Yuusuf Garaad Cumar Axmed oo qoraal dheer ka sameeyay Shirkii dalalka islaamka ee dhowaan lagu soo gaba-gebeeyey magaalada Banjul ee dalka Gambia.
1 daqiiqo Sheeko:wararka gaarka ah Mid Kamid ah Dhallinyarada Caanka ah ee Baraha Bulshada oo Maanta Shil Ku dhimatay. Sida ay noo xaqiijiyeen ehelada waxaa shil gaari oo ka dhacay inta u dhaxeeysa Magaalooyinka Nairobi iyo Gaarisa ku geeriyootay Hodan Cabdiraxmaan Barkhadle, oo si weyn looga yaqaano Bararaha Bulshada.
2 daqiiqo Sheeko:wararka gaarka ah Maalinta Shaqaalaha Adduunka oo Caalamka Looga Dabaaldegayo, Wax Ka Ogow Soo Ifbixitaankeeda Sannad kasta 1-da May, adduunku wuxuu isugu yimaadaa si loogu dabaaldego maalinta shaqaalaha adduunka, oo ay Qaramada Midoobay u asteysay in dunida looga dabaaldego , ujeedka ayaa ahaa in lagu maamuuso wax-qabadka.
2 daqiiqo Sheeko:wararka gaarka ah Munaasabad Lagu Daahfurayay Heshiiska Difaaca Badda oo Lagu Qabtay Dekadda Muqdisho Munasabad si heer sare ah loo agaasimay oo lagu soo dhaweynayo markab dagaal oo uu Turkigu Soomaaliya u soo diray ayaa lagu qabtay magaalada Muqdisho, waxaana munaasabadda ka qeyb galay madaxda ugu sareysa dowladda.