3 daqiiqo Sheeko:wararka gaarka ah Golaha Wasiirrada oo Maanta Soo Saaray Qaraar Ka Dhan ah Faragelinta Itoobiya Golaha Wasiirada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo kulan xasaasi ah isugu yimid magalaada Muqdisho ayaa soo saaray qaraar ka dhan ah feregelinta dowladda Itoobiya, iyadoo lagu dhawaaqay in gabi’aan shaqada laga joojiyay.
2 daqiiqo Sheeko:wararka gaarka ah Akhriso: Taariikhda Taliyaha Cusub ee NISA Cabdullahi Sanbaloolshe Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta isku raacay in mudane Cabdullaahi Maxamed Cali Sanbaloolshe uu noqdo Agaasimaha Hey’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka.
1 daqiiqo Sheeko:wararka gaarka ah Shil Ka Dhacay Muqdisho oo Sababay Khasaare Kale Duwan Shil geystay khasaare kale duwan ayaa galinkii dambe ee manta ka dhacay isgoyska Jubba ee Magaalada Muqdisho, kadib markii gaari xamuul ah oo sidan Konteenaru u ku duldhacay baabuur caasi ah oo dad shacab ah.
1 daqiiqo Sheeko:wararka gaarka ah Puntland: War-murtiyeed Laga Soo Saaray Hannaanka Dib u-Eegista iyo Waxkabedelka Dastuurka Dowlad Goboleedka Puntland ayaa War-murtiyeed kasoo saartay arrimaha ku aadan Dastuurka iyo dib-u eegista lagu wado xilligaan uu ku howlan yahay Baarlamaanka Jamhuuriyadda, iyadoo lagu xusay in Puntland aysan qeyb
2 daqiiqo Sheeko:wararka gaarka ah Senator Ka Tirsanaa Aqalka Sare oo Mareykanka Ku Geeriyooday iyo Madxada Dalka oo Ka Tacsiyeysay Senator Cabdirisaaq Maxamed Xareed oo ka tirsanaa golaha aqalka saree e Baarlamaanka 11-aad ayaa ku geeriyoodey Magaalada Columbus ee dalka Maraykanka, Allah unaxariistee Marxuumka ayaa halkaa ku sugnaa.
2 daqiiqo Sheeko:wararka gaarka ah Midowga Yurub oo Qorsheynaya in Howlgal ay Kusoo Furtaan Markab Gacanta Ugu Jira Bucad Badeedda Soomaalida Markab dagaal oo ay leeyihiin ciidamada badda ee Midowga Yurub ama EUNAVFOR ayaa loo diray inuu si gaar ah isha ugu hayo markabka MV Abdullah, oo ah markab xamuul ah, kaas oo ka babanaayay calanka Bangladesh.
2 daqiiqo Sheeko:wararka gaarka ah Weerar Lagu Qaaday Caasimadda Moscow iyo Kooxda Daacish oo Sheegatay Mas’uuliyadda. Weerar lagu qaaday magaalada Moscow ee caasimaddaa dalka Ruushka ayaa la sheegayaa inuu sababay khasaare isugu jiro dhimasho iyo dhaawac, waxaana inta la xaqiijiyay ku geeriyootay 60 ruux, halka in ka badan 145.
1 daqiiqo Sheeko:wararka gaarka ah 100 Falastiiniyiin ah oo Lagu Dilay Weerarradii Ugu Dambeeyay Marinka Gaza Muddo 24 Saac ah. Waxaa isasoo taraya khasaaraha dhashay weerarrada Israel ay ku heyso Qaza, iyadoo la xaqiijiyay In ka badan 100 falastiiniyiin ah lagu dilay weerarradii ugu dambeeyay ee 24-kii saac ee ka dhacay Marinka.
2 daqiiqo Sheeko:wararka gaarka ah Dowladda Bangaladesh oo Ka Digtay Weerar Lagu Qaado Markabka ay Ka Heystaan Burcad Badeedda Dowladda Bangaladesh ayaa diiday in Markabka MV Abdullah, oo ay afduubteen kooxaha burcad badeedda Soomaalida weli lagu haystaa xeebaha, degaanada Puntland, waxaana Meesha ay meesha ka saareen in la weeraro.
1 daqiiqo Sheeko:wararka gaarka ah Madaxweynaha Jubbaland oo Soo Xiray Tartan Qu’aan Akhris ah oo Kismaayo Lagu Qabtay Madaxweynaha Dowladda Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa Madaxtooyada kusoo xiray tartanka quraanka kariimka ah ee bisha barakaysan ee Ramadan.