2 daqiiqo Sheeko:wararka gaarka ah Shirkadda Diyaaradaha ee Egypt Airways oo Duulimaadyo Ka Bilaabaysa Soomaaliya Maareeyaha guud ee Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed (SCAA), Mudane Axmed Macallin Xasan ayaa maanta qaabbilay wafdi ka socda Hay’adda Duulista Rayidka Dalka Masar iyo shirkadda diyaaradaha ee Egypt Air.
2 daqiiqo Sheeko:wararka gaarka ah Madaxweyne Putin Vladimir oo Ku Guulestay Doorashada Madaxweynaha Ruushka oo Hal Dhinac ah Guddiga doorashooyinka Ruushka ayaa ku dhawaaqay in Madaxweynaha talada haya Vladimir Putin uu helay 88% codadkii la dhiibtay tirinta codadkii ugu horreeyay ee doorashadii madaxtinimo ee Axaddii dalkaasi ka dhacday.
2 daqiiqo Sheeko:wararka gaarka ah Soomaaliya oo Ka Qaybgashay Kulan Looga Hadlay Doorashada Midowga Afrika ee 2025. Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Ethiopia Mudane Cabdullaahi Maxamed Warfaa oo si buuxda u metelaya dawladda Soomaaliya ayaa xarunta Midowga Afrika ee Addis Ababa kaga qayb galay kulankii 22-aad.
1 daqiiqo Sheeko:wararka gaarka ah Dhacdo Naxdin leh: Ganacsade Ceego Lagu Dilay Suuqa Bakaaraha Wararka naga soo gaarayo Suuqa weyn ee Bakaaraha ayaa sheegaya in guri ku yaalla halkaasi laga helay Meydka Aabe Da’ahaa, kaas oo wararku sheegayaan in la dilay habeenimadii xalay.
1 daqiiqo Sheeko:wararka gaarka ah Taliska Booliiska Soomalaiyeed oo Ka Warbixiyay Khasaaraha Rasmiga Ee Weerarka SYL Hotel Afhayeenka Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Col Qaasim Axmed Rooble oo shir jaraa’id ku qabatay gudaha SYL Hotel ayaa faah-faahin ka bixiyay khasaaraha ka dhashay weerarkii lagu qaaday xalay, kaas oo sababay.
1 daqiiqo Sheeko:wararka gaarka ah Hey’adaha Ammaanka oo Sheegtay in Lasoo Afjaray Weerarkii Lagu Qaaday Hotelka SYL Ciidamada ammaanka dowladda federalka Soomaaliya ayaa sheegay in lagu guuleystay soo afjaridda weerarkii lagu qaaday hotelka SYL oo ku yaalla meel aan ka fogeyn Madaxtooyada.
1 daqiiqo Sheeko:wararka gaarka ah SSC Khaatumo oo Maxkamadda Dambiyada Adduunka(ICC) Geysay Baarista Gal Dacwadeed kadhan ah Somaliland iyo Madaxdeeda Maamulka Kumeelgaarka ah ee SSC Khaatumo ayaa maxkmadda caalamiga ah ee dambiyada ICC u gudbiyay gal dacwadeed kadhan ah Somaliland.
2 daqiiqo Sheeko:wararka gaarka ah Koox Burcad Badeed Soomaali oo Afduub Ku Heysata Markab iyo in ka badan 20 Ruux oo u Dhashay Bangladesh Burcad badeed Soomaali ah ayaa markab laga leeyahay dalka Bangladesh ku afduubtay xeebaha Soomaaliya, sida laga soo xigtay Ambrey oo ah Hay’adda la socota dhaqdhaqaaqa maraakiibta iyo ammaanka badda lagana.
1 daqiiqo Sheeko:wararka gaarka ah Muqdisho: Aabe 80 Jir ah oo Wiilkiisa Nafta Dhaafiyay Wararka naga soo gaarayo degmada Kaaraan ee gobolka Banaadir ayaa sheegay in Aabe uu halkaas ku dilay wiil uu dhalay, kaas oo la sheegay inuu qabay baahiyaha gaarka ah sida ay wararku sheegayaan.
1 daqiiqo Sheeko:wararka gaarka ah Mashruuc Afurin Dadka Dantayar oo lagu Daahfuray Maagaalada Muqdisho Munaasabadd Kooban oo ka dhacday xarunta dhexe ee SoDMA, goobjoogna ay ka ahaayeen mas’uuliyiin ka tirsan Hay’adda Maareynta iyo dowladda Qatar ayaa lagu daahfuray Mashruuc afurin ah oo loo sameenaayo.