2 daqiiqo Sheeko:wararka gaarka ah Akhriso: Aqbalaadda EAC Kadib, Sooyaalka iyo Faa’idooyinka Tallaabo ah tii ugu dambeysay oo ay Soomaaliya ugu biireyso ururka goboleedka bariga qaaradda ee east African Community, Muqdisho ayaa lagu wadaa in maanta oo Isniin ah, March 4, 2024 ay lifaaqa ansixinteeda iyo aqbalaadeeda
1 daqiiqo Sheeko:wararka gaarka ah Masuuliyiin Ka Socdo Hormuud Telecom oo Ka Qeybgalay Xafladda 10 sano-guurada Hay’adda Alpha Trust Masuuliyiin ka socdo Hormuud Telecom ayaa ka qeybgalay xafladda 10 sano-guurada hay’adda Alpha Trust oo xalay ka dhacday magaalada London. Hay’adda samafalka Alpha Trust oo ay 2014 hirgeliyeen dhallinyaro Soomaaliyeed.
2 daqiiqo Sheeko:wararka gaarka ah Puntland: Golaha Wasiirrada Xukuumadda Puntland oo Garoowe Looga Dhawaaqay Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa dhuwaaqay xukuumadda golaha wasiirrada maamulkaasi, taas oo ka kooban 21 Wasiir, kadib markii dhowaan loo dhaariyay madaxweynaha maamulkaasi.
1 daqiiqo Sheeko:wararka gaarka ah Hey’adda Duulista Rayidka” Ma Jirto Amni Xumo iyo Halis Badqab oo Ka Jira Hawada Soomaaliya” Hey’adda duulista Rayidka Soomaaliyeed ayaa sheegtay in Hawada Soomaaliya aysan ka jirin amni darro laga walwalo, hey’adana ay si buuxda gacanta ugu heyso dhammaan duulimaadka garoomada dalka iyo badqabka.
3 daqiiqo Sheeko:wararka gaarka ah Akhriso: Maalinta iyo Taariikhda Raadiyaha Sanad waliba maanta oo kale waxaa dunida laga xusaa maalinta Radiyaha, waxaana jira in dunida oo dhan laga xusayaa maalinta raadiyaha. Maalinta Raadiyaha Adduunka ayey Qaramada Midoobey markii ugu horeysay/
1 daqiiqo Sheeko:wararka gaarka ah Muqdisho: Kenya Airways oo Dib u Bilowday Duulimaadeedka Soomaaliya Shirkadda diyaaradaha ee Kenya Airways ayaa maanta Dib u bilowday duulimaadkii tooska ahaa ee u horreyay muddo ka badan labo sanno kaddib ku timid garoonka caalamiga ah ee diyaaradaha Aadan Cabdulle.
1 daqiiqo Sheeko:wararka gaarka ah Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Magacaabay Wasiiro Cusub Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa magacaabay Wasiirrada Wasaaradaha Beeraha iyo Howlaha Guud,
2 daqiiqo Sheeko:wararka gaarka ah Maalinta Warbaahinta oo Laga Xusayo Meelo Badan oo Dalka ah Maanta waa maalin ku weyn saxaafadda ama suxufiga Soomaaliyeed waa Xuska maalinta Warfaafinta iyo Warrbaahinta Soomaaliya waa fursad muhiim ah oo lagu aqoonsanayo muhiimadda ay Warbaahintu afka iyo Soomaaliyeed.
1 daqiiqo Sheeko:wararka gaarka ah Ujeedo: Bayaan Rasmi ah ee Jabsashada Barta Goobjoog News ee (X)Twitter Macaamiisha iyo dadweynaha qiimaha badan ee ku xiran Goobjoog News, maamulka iyo tifaftirka guud ee warbaahinta Goobjoog Media Group waxaa uu idiinla socodsiinayaa dhambaal la xiriira khatar lasoo daristay akoonka barta X Twitter ee GOOBJOOG NEWS.