1 daqiiqo Sheeko:wararka gaarka ah Caalamul Islaami oo Wadajir Looga Soomaya iyo Bulshooyinka oo Isugu Tahniyadeynaya Dhammaan shucuubta kale duwan ee Muslimiinta ah eek u nool caalamka ayaa Maanta oo ah 11-ka bisha March, kuna beegan 1-da bisha barakeysan ee Ramadan ee sannadka 1445-ka Hijrada, ayaa inta badan waxaa ay u tahay.
1 daqiiqo Sheeko:wararka gaarka ah Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta oo Ku Dhawaaqday in Barri Soon ay Tahay Wasaaradda Awqaafta iyo arrimaha diinta Xukuumadda federalka Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday in maalinta barri ay tahay maalinta koowaad ee bisha Ramadaan ee 1445 kuna beegan 11-March 2024.
1 daqiiqo Sheeko:wararka gaarka ah Dabkii Ka Kacay Suuqa Bakaaraha oo Lagu Guuleystay Daminteeda Dabkii saakay hore kacay suuqa Bakaaraha ayaa lagu guuleesatay damintiisa, kaas oo khasaare nafeed iyo hantiyadeed gaystay sida uu sheegay guddoomiye kuxigeenka amniga iyo siyaasadda gobolka Banaadir.
1 daqiiqo Sheeko:wararka gaarka ah Dab Xooggan oo Ka Kacay Suuqa Bakaaraha Dab xooggan ayaa ka kacay suabxanimadii saakay suuqa weyn ee Bakaaraha, gaar ahaan goobaha ganacsi ee ku yaalla wadada isku xirta dhismaha shirkadda Somtel iyo suuqa Cabdalla-shideeye.
2 daqiiqo Sheeko:wararka gaarka ah Wasiirka Gaashaandhigga oo Haweenka Ciidanka Ku Jira Kula Qeybgalay Xuska 8-da March Wasiirka Gaashaandhiga xukuumadda federaalka Soomaaliya Cabdiqaadir Maxamed Nuur oo xalay casho sharaf ku maamuusay haweenka ku jira ciidanka xoogga dalka, ayaa amaanay doorka muhiimka ah.
2 daqiiqo Sheeko:wararka gaarka ah Haweenka oo Maanta Xusay 8-da March, iyo Kaalinta Haweenka Soomaaliyeed Ee Nolosha Maalinta 8-da March, waa munaasabad ay xusaan ururrada haweenka ddduunka iyo Qaramada Midoobey, waxaana ay dalal badan ka tahay maalin ciid ah oo haweenka ku kala nool qaaradaha adduunka ee ay kala qaybiyeen.
1 daqiiqo Sheeko:wararka gaarka ah Soomaaliya iyo Turkiga oo Kala Saxiixday Heshiiska Horumarinta Hydrocarbons-ka Wasiirka Wasaaradda Batroolka iyo Kheyraadka Macdanta Dowladda Federaalka Soomaliya Mudane H.E. Abdirizak Omar Mohamed iyo Wafdi uu hogaaminayo oo booqasho ku joogo Dalka Turkiga ayaa heshiis la galay.
1 daqiiqo Sheeko:wararka gaarka ah Degdeg: Maxamadda Gobolka Banaadir oo Xukun Dil ah Ku Ridday Sayid Cali oo Xaaskiisa Gubay Maxkamadda gobolka Banaadir ayaa maanta xukun dil ah ku ridday Sayid Cali Macalin Daa’uud oo lagu helay inuu si ula kac ah xaaskiisa u gubay oo lagu magacaabi jiray Luul Cabdicasiis Maxamed oo tan iyo markii.
2 daqiiqo Sheeko:wararka gaarka ah Wax Ka Ogow Sababta Labo Maalin ay Hakad ugu Jiraan Duulimaadyadii Gudaha Soomaaliya, Gadood iyo Dibadbaxyo Socda Waxaa hakad ku jira maalinta labaad duulimaadka diyaaradaha ee gudaha dalka ee ka baxa garoonka caalamiga ah ee Aadan Cadde Airport iyada oo fowdo iyo jahowareer uu ka jiro gudaha garoonka.
1 daqiiqo Sheeko:wararka gaarka ah Dowladda Soomaaliya oo Sirasmi ah Loogu Xubinimeeda Suuqa Bulshada Bariga Africa Bulshada dhaqaalaha ee Bariga Africa ayaa maanta magaalada Aruusha ee Tanzania si rasmi ah ugu dhowaaqday inay Soomaaliya ka mid tahay ururkaasi, isla markaana ay noqotay xubintii siddeedaad, kadib markii.