Wasiir Goodax Barre ” Waa Wajib Dhaqan-galinta Manhajka Cusub ee Dugsiyada Sare Wasaaradda waxbarashada iyo tacliinta saree ee xukumadda federaalka Soomaaliya ayaa Waxaan maanta soo saartay Xeerka ansixinta iyo dhaqan-galka Buugaagta Manhajka Qaranka ee Dugsiga Sare oo ay qasab tahay in sannad-dugsiyeedkan… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Arday Ka Timid Baraawe oo Muqdisho Ku Galaya Imtixaanka Shahaadiga ah Wasaaradda waxbarashada xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa ka jawaabtay cabashada arday aan gelin imtixaanka shahaadiga ee dugsiga sare, kuwaas oo ku sugnaa degmada Baraawe ee gobolka Shabeellaha hoose. Diyaarad ayaa aradayda…
1 daqiiqo Warbixin-Umul Imtixaanka Dugsiga Sare Ku Gashay Isbitaalkii Ay Ku Dhashay Shamso Maxamed oo Umul ah ayaa Imtixaanka Dugsiga Sare ee Dowladda ku gashay saakay Isbitaal ku yaalla magaalada Muqdisho oo ay dhawaan ku dhashay, xilli maanta loo fariistay imtixaanka shahaadiga…
1 daqiiqo Daawo: Imtixaanka Shahaadiga Ee Dugsiyada Sare Oo Si Rasmi Ah U Bilowday Waxaa maanta bilowday imtixaankii Shahaadiga ahaa ee dugsiga sare ee fasallada Form 4, iyadoo ay jirto in ardada qaar ay waajahayaan dhibaatooyin farabadan. Ra’iisul wasaare Ku-xigeenka Mahadi Maxamed Guuleed, ayaa…
2 daqiiqo Cabdikariim Guuleed oo Nasiib Darro Ku Tilmaamay in Muran La Geliyo Mustaqbalka Ardayda Soomaaliyeed Madaxweynihii ee maamul goboleedka Galmudug Cabdikariim Xuseen ayaa maanta ka hadlay khilaafka dhanka waxbarashada ee ka dhaxeeyo wasaaradaha waxbarashada heer federaal iyo maamulka Puntland, waxaana uu ku tilmaamay nasiib darro…
1 daqiiqo Maamulka Puntland oo Ka Jawaabay Hadal Ka Soo Yeeray Wasiir Goodax Barre Wasiirka waxbarashada hidaha iyo tacliinta sare maamulka Puntland ayaa ka hadlay hadal ka soo yeeray wasiirka waxbarashada xukuumadda federaalka Soomaaliya Cabdullaahi Goodax Barre uu kaga hadlay bixinta Shahaadada. Wasiir Goodax…
1 daqiiqo Imtixaanka Fasalka Siddeedaad Oo Ka Furmay Gobolka Banaadir Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Flish) ayaa daahfuray imtixaanka mideysan ee fasalka siddeedaad oo maanta ka furmay magaalada Muqdisho. Wasiiru dowlaha wasaaradda Waxbarashada Cabdiraxmaan…
1 daqiiqo Dowladda Kenya oo Mudda Sanada Dib u Dhigtay Imtixaanada Dugsiyada Sare Ee Dalkaasi Wasiirka Waxbarashada Kenya, George Magoha ayaa maanta oo Salaasa ah ku dhawaaqay in imtixaanka Qaranka dalkaasi, aanu qabsoomaynin sanadkan sababa la xiriira cudurka saf-marka Covid-19 oo dadka uu ku dhacayo…
1 daqiiqo Wasaaradda Waxbarashada oo Soo Saartay Jadwalka Imtixaanka Dugsiga Sare Wasaaradda waxbarada Hidaha iyo Tacliinta sare ee xukuumaadda federaalka Soomaaliya ayaa soo saartay jadwalka Imtixaanka Shahaadiga ee dugsiyada sare, kaas oo la filaayo in uu bilowdo 18- june 2020-ka, waxaana…
2 daqiiqo Madaxweyne Deni oo Daah-furay Imtixaanka Shahaadiga ah Ee Deegaannada Puntland Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntlnad Siciid Cabdillaahi Deni ayaa maanta magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ka daah furay imtixaanka shaadiga ah arday dugsiyada dhexe iyo sare ee deegaannada Puntland. Qoraal…