Heshiis Laga Gaaray Arrimaha Shahaadada Ee Ardeyda Puntland Xildhibaannada labada gole ee Baarlamaanka federaalka Soomaaliya ee laga soo doortay dowlad gobaleed Puntland oo maanta Muqdisho shir jaraa’id ku qabtay ayaa sheegay xal laga gaaray khilaafkii dhanka waxbarasada dowladda… 2 daqiiqo
2 daqiiqo Magaalada Xudur oo Dugsigeedii Sare Dib Loo Furay Burburkii Ka Dib Munaasabadaan oo lagu daahfurayay iskuulkii Dugsigii sare ee magaalada Xudur,waxa soo qaban qaabiyey bahda waxbarashada degmada Xuddur ee gobolka Bakool,iyadoo ay ka qeyb galeen Xildhibaano ka tirsan Dowlad Goboleedka KGS,Maamulka…
3 daqiiqo Puntland oo Ka Jawaabtay Hadalkii Wasiir Godax Barre. Wasiirka wasaaradda waxbarashada ee dowlad gobaleedka Puntland Cabdullaahi Maxamed Xasan ayaa jawaab ka bixiyey hadal ka soo yeeray wasiirka wasaaradda waxbarashada Hidaha iyo Tacliita sare ee xukuumadda federaalka ah ee…
1 daqiiqo Arday Soomaaliyeed oo Deeq Waxbarasho ka Heley Masar oo Lagu Soo Dhaweeyey Halkaasi Safaaradda Soomaaliya ee dalka Masar iyo guddiga ardayda Soomaaliyeed ee dalka Masar ayaa munaasabad Soo dhaweyn ah u sameyay 57 arday oo ka mid ah ardaydii u fadhiisatay imtixaanka sannad…
1 daqiiqo Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Soo Xiray Imtixaanka Shahaadiga ah Ee Dugsiyada Sare Ee Dalka Ra’iisul wasaraaaha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), Xasan Cali Khayre oo uu wehliyo wasiirka waxbarashadda ayaa soo xiray imtixaanka shahaadiga ah ee dugsiyada sare ee dalka oo si guul iyo nabad-gelyo…
1 daqiiqo Dhageyso: Somaliland Oo Mushaar U Qortay 954 Macallin Somaliland ayaa maanta si rasmi ah waxay ushaqaaleysiiyay 954 macalimiin, kuwaasi si bilaash ah ku shaqaynayey muddo sanado ah. Guddoomiyaha hay’adda shaqaalaha Somaliland Sharmaarke Axmed Muxumed Geelle ayaa saxaafadda kala…
2 daqiiqo Somaliland: Wasiirka Waxbarashada oo Dhaliil Xooggan Usoo Jeediyay Dumarka Midabkooda Bedela Wasiirka wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta sare ee Somaliland Cabdillaahi Ibraahim Habbane ayaa si adag uga hadlay dumarka is caddeeya ee midabkooda bedela, waxa uuna ku tilmaamay nuqsaanta ugu weyn ee…