1 daqiiqo Sheeko:Waxbarashada Ra’iisulwasaare Ku-xigeenka oo Maanta Daahfuray Imtixaanka Shahaadiga+Sawirro Ku-simaha Ra’iisul wasaaraha ahna Ra”iisul wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federalka Soomaaliya ayaa saaka daahfuray Imtixaanka Dugsiyadda sare ee fasalka 12-aad, kaas oo lagu gelayo 114 goobood oo ka kala tirsan gobollada…
2 daqiiqo Sheeko:Waxbarashada Ra’iisulwasaare Xamse oo Goobjoog Ka Ahaa Shaacinta Natiijada Imtixaanka Macalimiinta Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa ka qayb galay munaasabadda shaacinta natiijada saddexdii kun ee macallin dowladdu qaadatay oo maanta si toos ah u soo…
1 daqiiqo Sheeko:Waxbarashada Wasaaradda Waxbarashada oo Shaacisay Xilliga Imtixaanka Shaadiga ah La Galayo Wasaaradda Waxbarashada Hidaha iyo Tacliinta sare ayaa shaacisay xilli ay qaadayso Imtixaanka Fasalka 12-aad ee dugsiga sare, kaas oo sanad waliba ay wasaaraddu ka qaado ardayda ka qalin badalaneysa dugsiga…
1 daqiiqo Sheeko:Waxbarashada Bahda Waxbarashada iyo Dowladda oo Soo Dhaweeyay Daahfurka Masterada Jaamacadda Kenyta Waxaa markii koobaad dalka la keenay waxbashada heerka sare (Masters programs) ay leedahay jaamcadda Kenyata oo ay ku jiraan kuwa baahi weyn loo qabay. Munaasabadda daahfurka ayaa lagu qabtay Magalaada…
4 daqiiqo Sheeko:Waxbarashada Socdaalkii Buugga Socdaalkii Buugga Maxamed oo ay da’diisu tahay 12 sano, wuxuu ku mashquulsan yahay buuggiisa Ingiriiska Heerka Labaad. Wuxuu ku fooggan yahay oo diirrada saarayaa tuducyada sheekada si uu uga jawaabo…
2 daqiiqo Sheeko:Waxbarashada Guddoomiye Madaale oo Daahfuray Tartanka Qu’aan Akhriska Degmooyinka Gobolka Banaadir Guddoomiyaha Gobobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa maanta furay wajiga 3aad ee tartanka Qu’aanka Kariimka oo ay ku tartami doonan 60-tartame oo ka kala…
1 daqiiqo Sheeko:Waxbarashada Qaar Kamid ah Arday Jaamacadaha oo Muqdisho Tababar Loogu Soo Xiray Ku-simaha Gudoomiyaha Gobolka Banaadir, ahna Gudoomiye ku xigeenka Maamulka & Maaliyadda; Mudane Ciise Mahamuud Guure ayaa u soo xiray tababar loo qabtay qaar ka mid ah arday dhigata jaamacadaha ku…
1 daqiiqo Sheeko:Waxbarashada Akhriso: War-murtiyeedka Shirweynaha Waxbarashada Qaranka Magaalada Muqdisho waxaa lagu soo gabagabeeyay Shirweynaha Waxbarashada Qaranka, kaas oo muddo Shan maalin ah ka socday caasimadda dalka, shirkaan ayaa waxaa soo qabanqaabisay Wasaaradda Waxbarasha Hidaha iyo Tacliinta sare,…
1 daqiiqo Sheeko:Waxbarashada Madaxweynaha Jamhuuriyadda oo Muqdisho Ka Furay Shirweynaha Waxbarashada Dalka Shirweynaha waxbarashada Soomaaliya ayaa maanta ka furmay magaalada Muqdisho, waxaana shirkaan furay Madaxweynaha Jamhuuriyadda, iyadoo ay ka soo qeyb galayaan bahda waxbarashada dalka oo ay ugu horeeyaan wasiirrada wasaaradda waxbarashada…
1 daqiiqo Sheeko:Waxbarashada Maamulka Gobolka oo War Kasoo Saaray Imtixaanka Shahaadiga 2022-2023 Agaasinka Waxbarashada Gobalka Banaadir ayaa warsaxaafadeed uu soo saaray waxaa dhamaan maamulka iyo waalidiinta Dugsiyada in ay diyaariyaan, hubiyaan xogta imtixaan-galayaasha fasallada 8aad iyo 12aad, ee dugsiga dhaxe iyo Sare,…