1 daqiiqo Sheeko:XAFIISKA RA'IISULWASAARAHA DALKA Ra’iisul Wasaare Xamse oo Kusii Jeedda Ciraaq, Muxuu Ku Qotomaa Safarkiisa? Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta u ambabaxay dalka Jamhuuriyadda Ciraaq.
2 daqiiqo Sheeko:XAFIISKA RA'IISULWASAARAHA DALKA Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Sheegay in Qorshaha Xukuumadda Yahay in %50 Miisaaniyadda Dalka ay Ka Timaaddo Kalluumeysiga Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo daahfuray Toddobaadka Qaran ee Horumarinta Kalluumeysiga Soomaaliya, ayaa sheegay in la joogo xilligii ay dadka.
1 daqiiqo Sheeko:XAFIISKA RA'IISULWASAARAHA DALKA Ra’iisulwasaare Xamse oo Guddi u Magacaabay Aaska Qaran ee AUN Prof Maxamed Sheekh Cusmaan (Jawaari), Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa magacaabay Guddiga Aaska Qaran ee Guddoomiyihii hore ee Golaha Shacabka Prof. Maxamed Sheekh Cusmaan (Jawaari).
2 daqiiqo Sheeko:XAFIISKA RA'IISULWASAARAHA DALKA Akhriso: Qodobada ay Ka Wadahadleen Ra’iisulwasaare Xamse iyo Safiirka Cusub ee Mareykanka Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa la kulmay danjiraha cusub ee Dowladda Maraykanka u fadhiya Soomaaliya Mudane Richard H. Riley.
1 daqiiqo Sheeko:XAFIISKA RA'IISULWASAARAHA DALKA Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre “Dalkeenna Aan Maalgashano si uu u Horumaro”. Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo kormeer ku tagey degmada Daarusalaam, ayaa halkaas wakhti kula qaatay boqollaal dadweyne ah oo isaga kala yimid.
1 daqiiqo Sheeko:XAFIISKA RA'IISULWASAARAHA DALKA Ra’iisul Wasaare Xamse oo La Kulmay Dhiggiisa Kuuriyada Koonfureed Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa la kulmay dhiggiisa Kuuriyada Koonfureed, Han Duck-soo, oo ay ka wada hadleen xoojinta xiriirka labada dal.
1 daqiiqo Sheeko:XAFIISKA RA'IISULWASAARAHA DALKA Ra’iisul Wasaare Xamse oo Kulan La Yeeshay Madaxweynaha Hey’adda Marinta Koonfurta Kuuriya Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa la kulmay Madaxweynaha Hay’adda Horumarinta ee Kuuriyada Koofureed (KOICA) CHANG, Won Sam oo ay ka wada hadleen arrimo muhiim…
1 daqiiqo Sheeko:XAFIISKA RA'IISULWASAARAHA DALKA Ra’iisul Wasaare Xamsa Oo Khudbad Ka Jeediyay Shir Madaxeedka 2024 Korea – Afrika Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa khudbad uu ka jeediyay shir madaxeedka Kuuriyada Koonfureed iyo Afrika waxa uu ka hadlay ahmiyadda ay leedahay.
1 daqiiqo Sheeko:XAFIISKA RA'IISULWASAARAHA DALKA Ra’iisul Wasaare Xamse oo galabta khudbad ka jeedin doonna Shirka Kuuriya koonfureed iyo Afrika Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa ka qaybgalaya shir madaxeedka Kuuriyada Koonfureed iyo Afrika oo saaka si rasmi ah uga furmay magaalada Seoul.
2 daqiiqo Sheeko:XAFIISKA RA'IISULWASAARAHA DALKA Ra’iisulwasaare Xamse iyo Wafdi uu Hoggaaminayo oo u Ambabaxay Koonfur Kuuriya Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa u ambabaxay dalka Kuuriyada Koonfureed.