Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo Si Diirran Loogu Soo Dhaweeyay Magaalada Laascaanood Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa maanta si rasmi ah uga degay magaalada Laascaanood ee gobolka Sool, halkaas oo si heer sare ah loogu soo dhaweeyay. Booqashadan ayaa… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Ra’iisul wasaaraha XFS oo amray in hay’adaha dowladdu ay bixiyaan adeegyada ku xiran aqoonsiga qaranka Ra’iisul wasaaraha XFS oo amray in hay’adaha dowladdu ay bixiyaan adeegyada ku xiran aqoonsiga qaranka Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa guddoomiyey shir looga hadlayey…
1 daqiiqo Ra’iisul Wasaare Xamse oo Shaaciyay Inuu Booqan Doono Magaalada Laascaanood Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa si cad u xaqiijiyay inuu booqan doono magaalada Laascaanood. Hadalkan ayuu ka jeediyay munaasabad lagu wareejinayay xilka Wasiirka Gaashaandhigga, isagoo…
1 daqiiqo Ra’iisul Wasaare Xamsa oo tuutaha xirtay, boqolaal dad ahna kula Tukaday deegaanka Number 50 Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa saaka Salaadda Ciidda la tukaday cutubyo ka tirsan Ciidanka Qaranka Soomaaliyeed iyo dadweynaha ku dhaqan magaalada Nambar 50 ee…
2 daqiiqo 𝗥𝗮’𝗶𝗶𝘀𝘂𝗹 𝗪𝗮𝘀𝗮𝗮𝗿𝗲 𝗫𝗮𝗺𝘀𝗮 𝗼𝗼 𝗸𝗮 𝗾𝗮𝘆𝗯 𝗴𝗮𝗹𝗮𝘆 𝗸𝘂𝗹𝗮𝗻 𝗺𝗮𝗱𝗮𝘅𝗲𝗲𝗱 𝘄𝗮𝗱𝗮𝗷𝗶𝗿 𝗮𝗵 𝗼𝗼 𝗮𝘆 𝘆𝗲𝗲𝘀𝗵𝗲𝗲𝗻 𝗘𝗔𝗖 𝗶𝘆𝗼 𝗦𝗔𝗗𝗖 Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ka qaybgalay kulan madaxeed wadajir ah oo ay yeeshaan dalalka xubnaha ka ah urur gobolleedyada Bariga iyo Koonfurta Afrika…
1 daqiiqo Maxay ka wada-hadleen Ra’iisul Wasaare Xamsa iyo guddoomiyaha Midowga Afrika ? Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiska ku qaabilay Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika, Mudane Maxamuud Cali Yuusuf, oo maanta booqasho shaqo oo laba maalmood ah…
1 daqiiqo Ra’iisul Wasaaraha XFS oo daahfuray Qorshaha Isbedelka Qaranka Ra’iisul Wasaraaha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa daah-furay Qorshaha Isbeddelka Qaranka (NTP 2025-2029). Ra’iisul Wasaaraha, ayaa sheegay in qorshahan ay ansixiyeen golaha Wasiirrada Xukuumaddu ,uuna ku…
1 daqiiqo Maxaa looga hadlay kulanka Ra’iisul Wasaare Xamsa iyo James Swan ? Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Ku-simaha Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Danjire James Swan.…
1 daqiiqo Xukuumadda Soomaaliya oo Wafdi ballaaran u dirtay Baydhabo Ra’iisul Wasaare ku-Xigeenka Labaad ee Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdisalam Cabdi Cali, iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray caasimaadda KMG ah,ee Maamul Gobolleedka Koonfur-galbeed, ee Baydhabo. Mas’uuliyiin ka…
2 daqiiqo Ra’iisul Wasaare Xamsa muxuu diiradda ku saaray khudbaddii uu ka jeediyey shir madaxeedka Jaamacadda Carabta? Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa galabta ka qaybgalay kulan ay isugu yimaadeen madaxda ururka Jaamicadda Carabta oo ka dhacay magaalada Qaahira. Shirkan ayaa si…