1 daqiiqo Sheeko:XAFIISKA RA'IISULWASAARAHA DALKA Ra’iisul Wasaare Xamse: “ in laga wada qeyb-qaataa 𝗱𝗶𝗳𝗮𝗮𝗰𝗮 𝗱𝗮𝗹𝗸𝗮 𝗶𝘆𝗼 𝗵𝗶𝗿𝗴𝗲𝗹𝗶𝗻𝘁𝗮 𝗱𝗼𝗼𝗿𝗮𝘀𝗵𝗼𝗼𝘆𝗶𝗻𝗸𝗮” Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo ka qeybgalayay kulan dadweyne oo lagu soo bandhigayay waxqabadka XFS iyo qorsheyaasah haatan hortebinta u leh ayaa sheegay in…
1 daqiiqo Sheeko:XAFIISKA RA'IISULWASAARAHA DALKA Ra’iisul Wasaare Xamse oo si Rasmi ah u Daahfuray Hirgelinta Siyaasadda Darajooyinka iyo Mushaaraadka Shaqaalaha Rayidka Dowladda Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta si rasmi ah u daahfuray hirgelinta Siyaasadda Darajooyinka iyo Mushaaraadka Shaqaalaha Rayidka ee Dowladda, taasoo ah tallaabo taariikhi…
1 daqiiqo Sheeko:XAFIISKA RA'IISULWASAARAHA DALKA Ra’iisul Wasaare Xamsa oo kulan la qaatay wefdi ka socda ururrada bulshada gobolka Sanaag Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa kulan la yeeshay xubno matalayey qeybaha kala duwan ee bulshada Gobolka Sanaag. Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre, oo ku…
2 daqiiqo Sheeko:XAFIISKA RA'IISULWASAARAHA DALKA 𝗥𝗮’𝗶𝗶𝘀𝘂𝗹 𝗪𝗮𝘀𝗮𝗮𝗿𝗲 𝗫𝗮𝗺𝘀𝗮: “𝗠𝗮𝗮𝗺𝘂𝗹𝗸𝗮 𝗦𝗦𝗖—𝗞𝗵𝗮𝗮𝘁𝘂𝗺𝗼 𝘄𝘂𝘅𝘂𝘂 𝗸𝘂 𝘆𝗶𝗺𝗶𝗱 𝗿𝗮𝗯𝗶𝘁𝗮𝗮𝗻𝗸𝗮 𝘀𝗵𝗮𝗰𝗮𝗯𝗸𝗮” Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo ku guda-jira socdaalka nabadda iyo midnimada ee uu ku joogo magaalada Laascaanood, ayaa caawa ka qeyb-galay munaasabad weyn oo…
1 daqiiqo Sheeko:XAFIISKA RA'IISULWASAARAHA DALKA Ra’iisul wasaaraha XFS oo magaalada Laascaanood ka dhagax dhigay mashaariic kala duwan Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta si rasmi ah u dhagax dhigay siddeed mashruuc oo muhiim ah, kuwaas oo dowladda Federaalka Soomaaliya ay ka hirgelinayso…
2 daqiiqo Sheeko:XAFIISKA RA'IISULWASAARAHA DALKA Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo Si Diirran Loogu Soo Dhaweeyay Magaalada Laascaanood Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa maanta si rasmi ah uga degay magaalada Laascaanood ee gobolka Sool, halkaas oo si heer sare ah loogu soo dhaweeyay. Booqashadan ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:XAFIISKA RA'IISULWASAARAHA DALKA Ra’iisul wasaaraha XFS oo amray in hay’adaha dowladdu ay bixiyaan adeegyada ku xiran aqoonsiga qaranka Ra’iisul wasaaraha XFS oo amray in hay’adaha dowladdu ay bixiyaan adeegyada ku xiran aqoonsiga qaranka Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa guddoomiyey shir looga hadlayey…
1 daqiiqo Sheeko:XAFIISKA RA'IISULWASAARAHA DALKA Ra’iisul Wasaare Xamse oo Shaaciyay Inuu Booqan Doono Magaalada Laascaanood Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa si cad u xaqiijiyay inuu booqan doono magaalada Laascaanood. Hadalkan ayuu ka jeediyay munaasabad lagu wareejinayay xilka Wasiirka Gaashaandhigga, isagoo…
1 daqiiqo Sheeko:XAFIISKA RA'IISULWASAARAHA DALKA Ra’iisul Wasaare Xamsa oo tuutaha xirtay, boqolaal dad ahna kula Tukaday deegaanka Number 50 Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa saaka Salaadda Ciidda la tukaday cutubyo ka tirsan Ciidanka Qaranka Soomaaliyeed iyo dadweynaha ku dhaqan magaalada Nambar 50 ee…
2 daqiiqo Sheeko:XAFIISKA RA'IISULWASAARAHA DALKA 𝗥𝗮’𝗶𝗶𝘀𝘂𝗹 𝗪𝗮𝘀𝗮𝗮𝗿𝗲 𝗫𝗮𝗺𝘀𝗮 𝗼𝗼 𝗸𝗮 𝗾𝗮𝘆𝗯 𝗴𝗮𝗹𝗮𝘆 𝗸𝘂𝗹𝗮𝗻 𝗺𝗮𝗱𝗮𝘅𝗲𝗲𝗱 𝘄𝗮𝗱𝗮𝗷𝗶𝗿 𝗮𝗵 𝗼𝗼 𝗮𝘆 𝘆𝗲𝗲𝘀𝗵𝗲𝗲𝗻 𝗘𝗔𝗖 𝗶𝘆𝗼 𝗦𝗔𝗗𝗖 Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ka qaybgalay kulan madaxeed wadajir ah oo ay yeeshaan dalalka xubnaha ka ah urur gobolleedyada Bariga iyo Koonfurta Afrika…