1 daqiiqo Sheeko:XAFIISKA RA'IISULWASAARAHA DALKA Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre oo Magacaabis iyo Isbeddel ku Sameeyay Agaasimayaasha Guud ee Wasaaradaha Dowladda Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa magacaabis isweeydaarin ah ku sameeyay agaasimeyaasha Guud ee qaar ka mid ah wasaaradaha xukuumadda Dan Qaran si loo dardargaliyo hawlihii socday.…
1 daqiiqo Sheeko:XAFIISKA RA'IISULWASAARAHA DALKA Ra’iisul Wasaare Xamse oo magacaabay Saddex Wasiir ku xigeen Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre soo saaray wareegto uu kumagaacabayo Wasiir Ku xigeenno cusub oo ka mid noqon doona Golaha Wasiirrada Xukuumadda JFS. Ra’iisul Wasaaruhu…
1 daqiiqo Sheeko:XAFIISKA RA'IISULWASAARAHA DALKA Ra’iisulwasaare Xamse oo Xilalkii ka Qaaday Labo Wasiirudawle oo taageeray Jubbalaan iyo Buntilaan Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta oo Khamiis ah wareegto rasmi ah xilalkii kaga qaaday Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta, Ismaaciil Shire Jaamac, iyo Wasiiru-dowlaha…
2 daqiiqo Sheeko:Waxbarashada, XAFIISKA RA'IISULWASAARAHA DALKA Dawladda Soomaaliya oo sheegtay inay Dib-u-habayn Ballaaran ku Sameeysay Waxbarashada Dalka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay in horumar la taaban karo laga sameeyay waxbarashada dalka muddadii ka yar 45 bilood ee ay xilka haysay, iyadoo waxbarashada ku tilmaantay tiirka horumarka, sharafta iyo mustaqbalka qaranka.
1 daqiiqo Sheeko:XAFIISKA RA'IISULWASAARAHA DALKA Ra’iisul Wasaare Xamsa oo la kulmay hoggaanka Jubaland iyo Puntland Ra’iisul Wasaaraha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Hamza Abdi Barre, ayaa xalay kulan wadatashi ah la yeeshay Madaxweynayaasha Dowlad-Goboleedyada Jubaland iyo Puntland, kuwaas oo kala ah Ahmed Mohamed Islaam iyo Said Abdullahi…
1 daqiiqo Sheeko:XAFIISKA RA'IISULWASAARAHA DALKA RW Xamse oo Bilaabay Dadaallo Xal loogu Raadinayo Khilaafkii ka Dhashay Dhacdadii Garoonka Aadan-Cade ee Caawa Ra’iisulwasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, ayaa bilaabay dadaallo lagu qaboojinayo xiisadda siyaasadeed ee ka dhalatay habraacyada amniga garoonka, isagoo caawa hoygiisa ku booqday Madaxweynihii Hore ee…
2 daqiiqo Sheeko:XAFIISKA RA'IISULWASAARAHA DALKA Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Joojiyay Lacag xoog ah oo Shacabka dhoofaya looga qaadayay Garoonka Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta kormeer ballaaran ku tagay Garoonka Diyaaradaha Caalamiga ah ee Aadan Cabdulle ee magaalada Muqdisho, halkaas oo uu ku dhowaaqay…
1 daqiiqo Sheeko:XAFIISKA RA'IISULWASAARAHA DALKA Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Muqdisho ku qaabilay Wafdi sare oo ka socday dowladda Jarmalka Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa kulan kula yeeshay wafdi uu hoggaaminayo Wasiiru Dowlaha Iskaashiga Dhaqaalaha iyo Horumarinta ee Dowladda Jarmalka Mudane Niels Annen,…
2 daqiiqo Sheeko:XAFIISKA RA'IISULWASAARAHA DALKA Ra’iisulwasaare Xamse oo Guddoomiyay Kulan looga Hadlayay Bilicda Caasimadda Ra’iisulwasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa guddoomiyay kulan looga hadlayo soo bandhigidda iyo dardargelinta biymareennada magaalada caasimadda ah ee Muqdisho. Kulanka ayaa warbixin looga…
2 daqiiqo Sheeko:XAFIISKA RA'IISULWASAARAHA DALKA Maxaa looga hadlay Kulankii dhexmaray Ra’iisul Wasaare Xamsa iyo Sii-hayaha Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya? Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta kulan la qaatay Sii-hayaha Safiirka Dowladda Maraykanka u qaabilsan Soomaaliya, Danjire Justin Davis, waxa ayna ka wada-hadleen xoojinta…