U bood dhigaalka

10-Sano Ka Dib Waddada Isku Xirta KM4- Iyo Tarbuunka Oo Dib Loo Furay

Oktoobar 26, 2020
Gadiidka iyo Dadweynaha ayaa ku dhawaad 10-sanno ka dib maanta adeegsanaya Waddada isku xirta KM4- iyo Tarbuunka ee Muqdisho
Daawo Aragtida Shacabka Muqdisho Iyo Furista Waddada KM4 iyo Tartabuunka