WARBIXIN: Caqabado Horyaalla Guddoomiyaha Cusub Ee Bankiga Dhexe Sheeko:Dalka Falanqeeyayaal dhanka dhaqaalaha ah ayaa sheegay iney jiraan caqabado badan oo xilligan horyaalla guddoomiyaha cusub ee Bankiga dhexe. Waxa ay sheegeen in waxyaabaha ugu horreeya ee loo baahan yahay inuu… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Agaasimaha Wasaaradda Gaashaandhigga JFS Oo Shaqada Laga Ceyriyey Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhiga dowladda federaalka ee Soomaaliya Xasan Maxamed Cali ( Amar dambe) ayaa xilkii ka qaaday agaasimihii guud ee wasaaradda Sonkor Jaamac Geyre. Wasiirka ayaa xilka agaasimaha guud ee…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddoomiye Cawad: Si Dhow Baan Ula Shaqeyn Doonnaa Baarlamaannada Dowlad Goboleedyada Guddoomiye ku xigeenka Labaad ee golaha shacabka baarlamaanka federaalka Soomaaliya, Mahad Cabdalla Cawad ayaa sheegay in si dhow ay ula shaqeyn doonaan baarlamaannada maamul goboleedyada. Waxa uu sheegay in waajib…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: War-murtiyeedka Shirka Wadatashiga Dastuurka Ee Ka Dhacay Kismaayo Waxaa caasimadda dowlad goboleedka Jubbaland ee Kismaayo talaadadii lagu soo gabagabeeyey shir Wadatashi ah oo socday muddadii u dhexeysay 7 ilaa 9 Abriil 2019. Shirka waxaa isugu yimid Hay’adaha Dastuurka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ganacsato Iyo Siyaasiyiin Sheegay In DFS Ku Leeyihiin $7 Milyan (Dhageyso) Siyaasiyiin iyo ganacsato ku kulmay magaalada Muqdisho ayaa sheegay in dowladda federaalka Soomaaliya ay ku leeyihiin lacag dhan 7 Milyan oo doolarka Maraykanka ah, islamarkaana aanay jirin wax laga siiyay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddiga Madaxa Bannaan Ee Doorashooyinka Oo Xafiis Ka Furanaya Kismaayo Guddiga madaxa bannaan ee doorashooyinka qaranka ayaa magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada Hoose ka bilaabay soo xulista xubnaha guddigan ku matali doona deegaannada Jubbaland. Xaliimo Ismaaciil Yarey oo ah guddoomiyaha…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxamed Nuur, Sarkaal Soomaali Mareykan Ah Oo Lagu Maxkamadeynayo Dalka Mareykanka. Sarkaal ka tirsan Boliiska dalka Mareykanka gaar ahaan magaalada Minneapolis ee gobolka Minnesota kaasoo dilay haweeney aan hubeysneyn markii ay u soo dhawaatay ayaa isagoo qeylinaya rasaas ku furay haweeneyda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddoomiyaha Aqalka Sare Oo Hoggaaminaya Wafdiga Soomaaliya uga Qeyb-galaya Shirka Guddoonnada Baarlamaannada Adduunka. Wafdi heer sare ah oo ka kooban labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Aqalka Sare Senator Cabdi Xaashi Cabdullaahi oo ka qayb galay shirka midowga Baarlamaannada…
9 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Goobjoog Oo Soo Aruurisay Dhacdooyinkii Ugu Waaweynaa Ciyaaraha Dalka Iyo Bishii Maarso 2019 01-Maarso 2019-Guddomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa caasimada MuqdishoI Eng.Cabdi Raxmaan Cumar Cusmaan Yariisow iyo Guddomiye ku xigeenka Maamulka iyo maaliyadda Xuseen Maxamed Nuur ayaa kormeer ku tagay dhismaha ka Socda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dagaal Beeleed Ka Socda Degmada Wanlaweyn Ee Sh/hoose Wararka naga soo gaaraya degmada Wanlaweyn ee gobolka Shabellaha Hoose ayaa waxay sheegayaan in halkaasi uu ka socdo dagaal xooggan oo u dhaxeeya maleeshiyaad la sheegay in qaab beeleed ay…