Akhriso: Hab-raaca Jadwalka Doorashada Galmudug
Sheeko:Dalka

Jadwalka la soo saaray ayaa lagu sheegay in 29-ka bishan November ilaa 9 December ay tahay xulista baarlamaanka, halka madaxweynaha iyo ku xigeenkiisa la dooran doono inta u dhaxeysa 17-23 December 2019
Halkan Ka Akhriso: