Agaasimaha Guud Ee Madaxtooyada Puntland oo Xilka La Wareegay Sheeko:Arrimaha Amniga Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada Dowlad Goboleedka Puntland Maxamed Cabdirashiid Cali ayaa maanta si rasmi ah xilka ugala wareegay Agaasimihii hore ee Madaxtooyada Maxamed Cabdiladiif Yuusuf, Munaasibad kooban ku dhacday hab-… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Dowladda Soomaaliya oo Dalka Ku Soo Celisay Muwaadiniin Ku Xayirnaa Sacuudiga Dowladda Soomaaliya ayaa maanta dalka ku soo celisay muwaadiniin Soomaaliyeed kuwaas oo ku xayirnaa wadanka Sucuudiga tan iyo markii dunida safakeeda uu kala xiray xanuunka safmarka ah ee COVID-19 iyadoo…
1 daqiiqo Sheeko:War Dooda Matalaada Muqdisho Ee Doorashada Soo Socota Matalaada dadka Magaalada Muqdisho ku yeelanayaan Golaha aqalka sare ma waxa loo qeybinayaa qaab 4.5 ah, mise dadka Magaalada Muqdisho asal ahaan u dagan ayaa gooni u leh, shacabka Muqdisho…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Imaaraadka Carabta oo Markii Ugu Horeysay Ka Hadashay Qorshaha Nabadda Bariga Dhexe Ka Dib Hadalkii Trump Ee Daanta Galbeed Sarkaal sare oo u dhashay dalka Imaaraadka Carabta ayaa maanta sheegay in tallaabo kasta, oo hal dhinac, oo Israel ay ugu darsaneyso qeybo ka mid ah Daanta Galbeed, ay dib…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Dadka U Geeriyoonayo Astaamaha COVID-19 oo Ku Soo Badanaayo Baladxaawo Halka Caafimaadku Liito Magaalada Beledxaawo ee gobolka Gedo waxa sii kordhaya tirada dadka ku dhimanaya iyagoo leh astaamaha xanuunka safmarka ah Coronavirus iyadoo ay kuwa kale u jiifaan calaamadaha xanuunkaasi goobaha caafimaadka Waxaa…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dowladda Soomaaliya oo Shatiga Duulimaad Kala Laabatay Shirkado Kenyan ah Dawladda Soomaaliya ayaa liisankii duulimaadka ay ku iman lahaayeen Soomaaliya kala noqotay diyaaradaha laba shirkadood oo ka diiwaan-gashan dalka Kenya. Dawladda Somaaliya ayaa ku eedaysay mid ka mid ah labada…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Dowladda Jabuuti oo Gargaar Soo Gaarsiisay Dadkii Ka Barakacay Magaalada Baladweyne Taliska ciidamada Amisom ee Dowladda Jabuuti ee ku sugan gobolka Hiiraan ayaa maanta deeq raashin ah soo gaarsiiyeen shacabkii ka barakacay Baladweyne , kuwaas oo ay saameyn weyn ku yeesheen…
1 daqiiqo Sheeko:War Fowsiyo Xaaji Aadan “Sharciga Madaxweynaha Saxiixay Ma Ahan Mid Waafaqsan Sharuucda Wadanka” Fowsiyo Xaaji oo ah guddoomiyaha Xisbiga Hiigsi ahna Xildhihaan Golaha Shacabka ayaa Goobjoog u sheegtay in sharciga Doorashooyin uu Madaxweynaha saxiixay uu yahay mid baal marsan dalka.
1 daqiiqo Sheeko:War Siyaasiinta mucaaradka Oo Soo Dhaawayay Go’aanka Xukuumadda Ee Qabsoomida Doorashooyinka Siyaasiinta mucaaradka kuwa xilal hore soo qabtay iyo qaar ka mid ah shacabka ayaa soo dhaweeyay go’aankii Raysal wasaaraha Xukuumadda ee ahaa in doorashada Dalka ay waqtigeeda ku qabsoonto
1 daqiiqo Sheeko:War Madasha Xisbiyada Qaran Oo Soo dhoweeyay Hadalkii Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre Madasha Xisbiyada Qaran oo soo dhoweeyay hadalkii Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre ee ahaa in Doorashooyinka Dalka ay waqtigeeda ku dhacdo