Dowladda Soomaaliya oo Shatiga Duulimaad Kala Laabatay Shirkado Kenyan ah Sheeko:Arrimaha Amniga Dawladda Soomaaliya ayaa liisankii duulimaadka ay ku iman lahaayeen Soomaaliya kala noqotay diyaaradaha laba shirkadood oo ka diiwaan-gashan dalka Kenya. Dawladda Somaaliya ayaa ku eedaysay mid ka mid ah labada… 2 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Dowladda Jabuuti oo Gargaar Soo Gaarsiisay Dadkii Ka Barakacay Magaalada Baladweyne Taliska ciidamada Amisom ee Dowladda Jabuuti ee ku sugan gobolka Hiiraan ayaa maanta deeq raashin ah soo gaarsiiyeen shacabkii ka barakacay Baladweyne , kuwaas oo ay saameyn weyn ku yeesheen…
1 daqiiqo Sheeko:War Fowsiyo Xaaji Aadan “Sharciga Madaxweynaha Saxiixay Ma Ahan Mid Waafaqsan Sharuucda Wadanka” Fowsiyo Xaaji oo ah guddoomiyaha Xisbiga Hiigsi ahna Xildhihaan Golaha Shacabka ayaa Goobjoog u sheegtay in sharciga Doorashooyin uu Madaxweynaha saxiixay uu yahay mid baal marsan dalka.
1 daqiiqo Sheeko:War Siyaasiinta mucaaradka Oo Soo Dhaawayay Go’aanka Xukuumadda Ee Qabsoomida Doorashooyinka Siyaasiinta mucaaradka kuwa xilal hore soo qabtay iyo qaar ka mid ah shacabka ayaa soo dhaweeyay go’aankii Raysal wasaaraha Xukuumadda ee ahaa in doorashada Dalka ay waqtigeeda ku qabsoonto
1 daqiiqo Sheeko:War Madasha Xisbiyada Qaran Oo Soo dhoweeyay Hadalkii Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre Madasha Xisbiyada Qaran oo soo dhoweeyay hadalkii Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre ee ahaa in Doorashooyinka Dalka ay waqtigeeda ku dhacdo
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dadka Lagu Arkayo Caalamadaha Caronavirus oo Ku Soo Badanayo Galmudug Waxaa sii kordhaya tirada dadka lagu arkayo caalamadaha Caronavirus sida ay sheegtay wasaarada caafimaadka Galmudug Waxaana Ilaa 54 sambal oo laga qaaday dad lagu arkay caalamadaha caabuqa COVID19 ayaa wasaarada…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dibadbaxyaal Careysan iyo Ciidamada Booliska oo Iskula Dhacay Magaalada New York Bandowgii lagu soo rogay qaar ka mid ah magaalooyiinka Mareykanka ayaa waxaa uu hor istaagi waayay dibadbaxayaasha ka careysan geeridii ninkii madowga ahaa George Floyd, ninkan ayaa ku dhintay magaalada…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Somaliland oo Dhaqdhaqaaqyo Ciidan Ka Wado Tukaraq. Wararka saaka ka imaanaya degaanka Tukaraq ee gobolka Sool ayaa sheegaya in ciidamada Somaliland ay halkaasi dhaq dhaqaaqyo kala duwan ka wadaa, waxaana meel deegaanka u dhow fariisin ku leh…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Askari Qof Shacab Ku Dilay Muqdisho. Waxaa saakay ciidamo ka tirsan dowladda federaalka Soomaaliya wiil dhaliyaro ah ay ku dileen suuqa Siinaay kaas oo lagu magaacaabi jiray Maxamed Abuukar Tuuryare. Wararka goobta laga helayo ayaa sheegayo ciidamada …