Abuukaate Cabdiwaaxid: Farmaajo Xoog Ayuu Ku Fadhiyaa Madaxtooyada, 30 Sano Ayuu Doonayaa Sheeko:Arrimaha Amniga Waxaa weli isa soo taraya falcelinta ka dhanka ah muddo kordhinta ay golaha shacabka u sameeyeen madaxweynaha waqtigiisu dhammaaday Maxamed Cabdullahi Farmaajo. Abuukaate Cabdiwaaxid Cabdullaahi Warsame oo Goobjoog News oo uga warramay sharci… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Muqdisho: Shir u Socda Madasha Badbaado Qaran, Madaxda Puntland iyo Jubbaland ayaa jooga Waxaa hadda shir degdeg ah magaalada Muqdisho uga socdaa madasha badbaado qaran oo ay ku mideysan yihiin musharaxiinta, aqalka sare iyo madaxda maamul goboleedyada Puntland iyo Jubbaland. Shirkan oo albaabada…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka QM Oo Soomaaliya Ugu Hambalyeysay Curashada Bisha Ramadan Ergayga Qaramada Midoobay u qaabilsan Arrimaha Soomaaliya James Swan ayaa umadda Soomaaliyeed ugu Hambalyey Curashada Bisha Barakeysan ee Ramadan . “Anigoo ku hadlaya magaca dhamaan bahda Qaramada Midoobay ee…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Senator Bob Menendez: Muddo Kordhinta Waxay Khatar Ku Tahay Xasiloonida Senator Bob Menendez oo madax ka aha guddiga xiriirka caalamiga ah ee aqalka Senate-ka Mareykanka ayaa sheegay in muddo kordhinta ay sameeyeen golaha shacabka ee baarlamaanka Soomaaliya uu ka hor…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiir Omaar Oo Iska Diiday Xil Uu U Magacaabay M. Farmaajo wasiirkii hore ee wasaaradda gaadiidka cirka iyo dhulka Maxamed Cabdullahi Omaar ayaa ka cudur daartay xil uu u magacaabay Madaxweyne Maxamed Cabdullahi Farmaajo, wasiirka ayaa laga qaaday xilka wasaradda gaadiidka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Muddo Kordhinta Farmaajo Ku Tilmaamay Afgambi Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa bartiisa Faceboog ku qoray in muddo kordhin xoog ah ay u aqoonsanayaan afgambi. warka Madaxweyne Xasan ayaa sidaan u qornaa “Mas’uuliyiinta dowladda waxaa loo doortaa hoggaaminta…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Aqalka sare oo Sharci darro ku tilmaamay muddo kordhinta loo sameeyey Farmaajo Aqalka sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa sharci darro ku tilmaamay go’aanka golaha shacabka ee muddo kordhinta loogu sameeyey Farmaajo. Aqalka sare waxaa uu ku baaqay in loo laabto heshiiska September…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Farmaajo Oo Soo Dhaweeyay Mudda Kordhinta Loo Sameeyay Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa soo dhaweeyay Mudda kordhinta Golaha Shacabka ay u sameeyeen dowladda . Qoraal lagu Daabacay Villa Soomaaliya ayaa lagu soo dhaweeyay Qaraarka ay ansixiyeen Golaha Shacabka Hoos…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Golaha Shacabka Oo Farmaajo Laba Sano Ugu Daray Golaha Shacab oo kulan ku yeeshay magaalada Muqdisho ayaa cod gacantaag ah ku ansixiyay Qaraarka cusub ee doorashooyinka . Qaraarkan ayaa dhigaya in dalka laga qabto doorasho Qof iyo Cod…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Golaha Shacabka Oo Loo Qeybiyay Qaraar Doorasho Lagu Qabanayo 2 Sano, Qof iyo Cod iyo Guddiga Xaliima Yarey Waxaa goordhaw si toos ah u bilaabmay kulanka Golaha Shacabka , iyadoo xildhibaanad Baarlamaanka loo qeybiyay sharci gaar ah oo lagu jiheynayo doorashada . Xildhibaanada waxyaabaha loo qeybiyay waxaa ka…