Maleeshiyaad Isku Ballaariyey Bariga Muqdisho iyo Dibadbaxyo socda Sheeko:Amniga Maleeshiyaad deegaanka ah oo kasoo horjeeda muddo kordhinta Farmaajo ayaa lagu waramayaa iney isku ballaariyeen bariga Muqdisho. Weriyaha Goobjoog News oo soo indho-indheeyey qeybo badan oo ka tirsan bariga caasimadda… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Jubbaland Oo Soo Dhaweysay Go’aankii Midawga Africa Dowlad gobaleedka Jubbaland ayaa war ka soo saartay go’ aanadii ka soo baxay Uruka midawga Afrika. Jubbaland ayaa sheegtay in ay aaminsan tahay in heshiiskii 17 September uu yahay wadada…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Waddooyinka Muhiimka ah Ee Caasimadda Oo Saaka Xiran Waxaa Saaka xiran inta badan waddooyinka magaalada Muqdisho, iyadoo Jidadka qaar ciidamadu ay diidayaan in ay isticmaalan Gawaarida dadweynaha . Waddooyinka muhiimka ah ee caasimadda ayaa xalay la soo dhigay…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Xukuumadda Oo Guddi U Magacawday Dhacdadii Garoonka Diyaaradaha Ka Dhacday Wasiirka Amniga Xukuumadda Xasan Xundubeey Jimcaale ayaa guddi u magacabay shaqaaqadii maalmo ka hor ka dhacday garoonka diyaaradaha Magaalada Muqdisho ee Aden Adde . Xundubeey ayaa sheegay in iyada oo…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Mareykanka oo Ergay Gaar ah U Soo Magacabay Geeska Africa Qabiir xagga diblomaansiyadda ah Jeffrey Feltman, ayeey Jimcihii dowladda Mareykanka u magacawday inuu ergay gaar ah uga noqdo geeska Africa Washington ayaa il gaar ah ku heyso dhibaatooyinka ka jira…
3 daqiiqo Sheeko:Deegaanka & Cimilada Golaha Ammaanka Oo Ku Baaqay In Lagu Laabto Wadahadalada iyo September 17 Golaha Ammaanka Qaramada Midobay ayaa war ka soo saaray xaaladda Ismari-waaga ah ee ka jirta Soomaaliya, kadib mudda kordhintii Farmaajo iyo Xildhibaano taabacsan ay sameyeen . Qoraal ka soo baxay…
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Khasaaro Ka Dhashay Iska Horimaad Ka Dhacay Magaalada Qudus In ka badan 100 Falastiiniyiin ah iyo 20 booliis Israel ah ayaa lagu dhaawacay iska horimaad rabshado wata oo dhacay habeenimadii xalay, ka dib markii Israa’iiliyiinta midigta-fog ay socod ku…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Midowga Yurub oo Soo Dhoweeyey Go’aanka Afrika ee Diidmada Muddo Kororsiga Farmaajo Midowga Yurub oo goordhow qoraal soo saaray ayaa soo dhoweeyey go’aanka uu golaha nabadda iyo amniga Midowga Afrika uu Khamiistii ku diiday muddo kororsiga Farmaajo. Qoraalka Midowga Yurub waxaa lagu…
2 daqiiqo Sheeko:Amniga AFRICOM : Khatarta Amni ee Hadda Jirta Ma Ahan Shabaab ee Waa Mudda Kordhinta Taliska ciidamada Mareykanka ee qaaradda Afrika ayaa gudddiga senete-ka ee arrimaha amniga warbixin ka siiyay xaaladda Amni ee Soomaaliya ayaa shegay in Soomaaliya ay ka taagan tahay xaalad Hubanti la’aan…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Idriss Déby Oo Maanta La Aasayo Maanta oo Jimca ah ayaa lagu wada in la Aaso madaxweeynihii mudada dheer xukumayay Chad Idriss Deby oo dhawaan u geeriyooday dhaawac ka soo gaaray kadib dagaal kooxaha ka soo horjeeda…