Aqalka Sare Oo Ka Hadlay Muddo Kordhinta Iyo Qodobo Kale Sheeko:Baarlamaanka Guddoomiyaha Aqalka Sare ee BFS Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa uga digay Hay’adaha Dowladda iyo cid kasta oo xiganaysa nidaamka sharci-dejinta dalka, hadallada ama qoraallada ka hor imaanaya Dastuurka Dalka.… 3 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Suudaan: Si Degdeg ah Haloogu Laabto September 17 Dalka Suudaan ayaa ku booriyey Soomaalida in si degdeg ah loogu laabto miiska wada hadallada iyada oo lagu saleynayo heshiiskii September 17. Qoraal ay soo saartay wasaaradda arrimaha dibadda ee…
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Khasaaraha iyo Xaaladdii ugu Dambeysay ee Dagaalkii Farmaajo iyo Mucaaradka Muddo Kordhinta Ugu yaraan 10 qof oo dhaawac ah ayaa la sheegayaa in uu ka dhashay dagaal u dhaxeeyey Farmaajo iyo mucaaradka diidan muddo kordhinta kaas oo Muqdisho ka dhacay galabnimadii Axadda…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Qamada Midoobay : Rabshaddu Xal Uma ahan Is mariwaaga Siyaasadeed ee Hadda Taagan Qaramada Midoobay ayaa war ka soo saartay xaaladda Magaalada Muqdisho oo saacadihii la soo dhaafay ay ka dhacayeen dagaalo xooggan. Xafiiska Qaramada Midobay ayaa canbareyay weraradii iyo dagaaladii Shalay illaa…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Jaamacadaha Muqdisho oo Fasax Galay Sababo Dagaalka La Xiriira Waxaa saaka xiran dhammaan jaamacadaha Muqdisho iyada oo ardeyda loo diray farriimaha fasaxa xilli dambe oo xalay aheyd. Jaamacaha qaar ayaa baajiyey imtixaanaad u socday halka intooda badan aaney sheegin…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Midawga Musharixiinta Oo War Ka Soo Saaray Weraradii lagu Qaaday Xasan sheekh iyo Abdirahman Abdishakuur Midawga Musharixiinta ayaa canbaareyay weraradii lagu qaaday Madaxweynihii hore ee dalka Xasan Sheekh Maxamuud iyo Siyaasi Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame . Xubnaha Midawga Ayaa sheegay in ciidama ka amar qaata Farmaajo…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Safiirka Midowga Yurub: Waxaa La Ciqaabayaa Ciddii Leh Mas’uuliyadda Dagaalka Safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya Nicolas Berlanga ayaa walaac xooggan ka muujiyey dagaallada ka socda Muqdisho. Safiirka waxaa uu dhinacyada ugu baaqay in la is xakameeyo, lana ilaaliyo hey’adaha dadka…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Guddoomiye Abshir: Farmaajo isaga ayaa qaadi doonna cawaaqib xumida weerarka Guddoomiye ku xigeenka 1-aad ee golaha Aqalka sare Abshir Maxamed Axmed ayaa cambaareeyey weeararka uu Farmaajo ku qaaday hoyga Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud. Qoraal uu soo dhigay…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Cabdiraxmaan Cabdishakuur : Ciidanka Farmaajo ayaa weerar ku soo qaaday hoyga aan ka deganahay Magaalada Muqdisho Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa sheegay in ay weerar ku soo qaadeen ciidama ka amar qaata Farmaajo. Qoraal uu soo dhigay Facebook-ga ayuu ku sheegay in mas’uuliyadda dhibka dhasha…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Madaxweyne Xasan Sheekh: Waxaa isoo Weeraray Ciidan Ka Amar Qaata Farmaajo Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa nasiib darro ku tilmaamay weerar ay sheegeen iney kusoo qaadeen ciidamo ka amar qaata Madaxweynahii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo. Qoraal…