Col Saney iyo 3 Kale oo Ku Dhaawacmay Weerar Alshabaab ku Qaadeen Biyo-cadde Sheeko:Arrimaha Amniga Qarax ismiidaamin ah ayaa la sheegayaa in lala beegsaday xero ciidanka Xoogga ay ku leeyihiin deegaanka Biya-Cadde ee Shabeelada Dhexe . Qaraxa waxaa ku dhaawacmay sida la xaqiijiyey 4 sarkaal… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweynihii Hore ee Zambia oo Geeriyooday Waxaa goordhaw geeriyooday Madaxweynihii hore ee Zambia, Kenneth Kaunda. Kaunda ayaa jiray da’da 97 sano, isagoo muddoo yinkii dambe xanuun sanayay. Kenneth ayaa talada Zambia la wareegay 1964 xilligaas oo…
6 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga 4 Sano: Farmaajo iyo Musuq-maasuqa Madaxweynaha mudda xilleedkiisa dhamaaday ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo, xilliga uu musharax madaxweyne ahaa iyo kadibba waxaa uu sameeyey ballan-qaadyo adag, kuwa ugu muhiimsan waxaa ka mid ahaa la-dagaalanka musuqa,…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Akhriso: Macluumaad Ku Saabsan Doorashada Itoobiya, Codeynta, Kuraasta, Gobollada iyo Korjoogeyaasha Itoobiya ayaa todobaadkan waxaa ka dhaceysa doorasho guud oo lagu dooranayo mudanayaasha baarlamaanka iyo ra’isul wasaaraha. Doorashada oo ah midda 6-aad muddo 30 sano ah, dalka ay tirade dadkiisu gaarayaan…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Mooge Oo Loo Doortay Maayarka Hargeysa Cabdikariin Axmed Mooge oo ka mid ah musharixiintii ku soo guuleysatay doorashada golaha deegaanka ee gobalka maroodi-jeex ayaa maanta loo doortay maayarka hargeyso. Mooge ayaa ku soo baxay codad kor…
3 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Xog: Labo Mas’uul oo Ka Tirsan Hey’adda Qaxootiga Qaranka oo Weli Ku Jira Guddiga Doorashada Dadban Inkasta oo midowga musharaxiinta ay xafiiska ra’isul wasaare Rooble u gudbiyeen 67 qof oo ka tirsanaa guddiga lagu muransanaa ee doorashada dadbanaa, codsadeyna in la saaro kuwa lagu helo iney…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Siyaasiyiinta Somaliland Oo Farmaajo In Fara-gelin Ku Haayo Magacaabista Guddiyada Doorashada Golaha siyaasiyiniita Somaliland ayaa sheegay in madaxweynaha mudda xileedkiisu dhamaaday Farmaajo uu welli fara gelin ku haayo magacaabista xubanaha guddiga doorashooyinka Somaliland . Siyaasiyiinta ayaa sheegay in ay walaac ka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Faah-faahinno Ka Soo Baxaya Dab Kacay Xaafadda Black-sea ee Degmada Hodan Wararka naga soo gaarayo degmada Hodan ayaa sheegaya in uu goordhaweyd uu dab ka kacay kaalin shidaal oo ku taalla agagaarka isgoyska Black-sea . Dabka ayaa sidoo kale waxa uu…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Mayarka Ceerigaabo iyo Ku-xigeenkiisa Oo La Doortay Ismaaciil Xaaji Nuur ayaa markale ku guuleystay in uu noqdo maayarka magaalada Ceerigaabo, kadib doorasho maanta ka dhacday magaaladaas. Ismaaciil ayaa muddo dhowr iyo labaatan sano mayar ka ah magaalada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Isreal Oo Markale Weerartay Gaza Xukuumadd Isreal ayaa markale werar ku qaadday marinka Qaza kadib muddo ay xabad joojin ka dhaqan gashay marinka . Maamulka yahuudda ayaa sheegay in ay ka jawaabeen kadib duqeymo ay…