Aqalka sare oo Baabi’iyey Lix Wareegto uu Farmaajo Saxiixay Sheeko:Amniga Guddoomiyaha Aqalka sare cabdi xaashi cabdillahi ayaa gebi ahaan baabi’iyay wareegtooyin uu madaxweynaha waqtigiisa dhamaaday uu saxiixay. Aqalka sare ayaa sheegay wareegtooyinkaas ansixintooda aan la soo marsinin senetorada Aqalka. Hoos… 1 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Corona Oo Koonfur Afrika Ku Soo Laba Kacleyay Dalka Koonfur Afrika ayaa waxaa ku soo laba kacleyay safmareenka Covid-19, xilli dadka dalkaas ay la daala dhacayan la tacaalidda xanuunka . Hay’adda Qaramada Midobay u qaabilsan Caafimaadka Adduunka ee…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Mas’uul Ka Tirsan Maamulka Gobalka Hiiraan Oo Lagu Dilay Beledweyne Wararka naga soo gaarayo magaalada Baladwayne ee maagalada madaxda gobalka Hiiraan ayaa sheegaya in xalay koxa hubeysan gudaha magaalada dil ugu geysteen mas’uul ka tirsan maamulka gobalka Hiiraan . Mas’uulka…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Taliban oo Isku Fidineysa Afghanistan Kahor Bixitaanka Mareykanka Inkasta oo ciidanka Mareykanka ay ka wada bixi doonaan September hadana kooxda Dhaalibaan ayaa bilowday iney qabsadaan magaalooyin iyada oo ay xarakada u muuqato awooddii badali laheyd Washington. Qiyaas ahaan…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Ethiopia : Dadweynaha Oo Saaka U Dareeraya Goobaha Codbixinta Waxaa saaka oo Isniin ah dadka ku nool dalka Itoobiya u dareeren goobaha codbixinta si ay u soocodeeyan doorashooyinka heer federaal iyo heer deegaan ee dalka Itoobiya . 45 xisbi…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Akhriso: Dowladda Soomaaliya Oo Kalluunkeeda Ku Badalaneysa Qaadka Itoobiya Dowladda Soomaaliya ayaa dhiggeeda Itoobaya maanta la saxiixatay heshiis ah Is-dhaafsiga Qaadka Itoobiya iyo Kalluunka Dalka . Munaasibadda Heshiiskaan oo ka dhacday garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho ayaa waxaa goobjoog ahaa…
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Waa Kuma Madaxweynaha Cusub Ee Iran Raisol-Sadati Mas’uuliyiinta Iran waxay xaqiijiyeen in madaxii garsoorka iran Ebrahim Raisi, uu ku guuleystay doorashadii madaxtinimada ee jimcihii ka dhacday dalkaasi. Madaxweynaha xilka ka degaya Xasan Ruuxaani ayaa la kulmay madaxweynaha…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Kenya iyo Soomaaliya oo Mar Kale Noqday Malab iyo Caano Saacadihii lasoo dhaafay waxaa dhacay isu soo dhowaanshiyo aad u weyn oo ah labada dal ee Soomaaliya iyo Kenya kadib markii Muqdisho ay xiriirka jartay 7 bil kahor. Safiirka Kenya…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Rooble oo Guddiga Ku Daray Dad Ku dhow Farmaajo Ra’isul wasaare Maxamed Rooble ayaa goordhow magacaabay guddiga federaalka u matalaya doorashada iyo khilaafaadka, waxaaase durbadiiba soo baxay cabasho laga qabo. Rooble dadka uu magacaabay waxaa ku jirta la taliyihii…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga DF oo Magacawday Guddiyada Doorashada Heer Federaal Ra’iisul wasaaraha xukuumadda kumeel gaarka ah Maxamed Xuseen Rooble ayaa magacabaay guddiga doorashada heer federaal, heer dowlad gobaleed iyo guddiga xalinta khilaafaadka . <span;>Xafiiska ra’iisul wasaaraha ayaa goor dhaw baahiyay…