Midawga Musharixiinta Oo Rooble ugu Baaqay In Uu Wax Ka Baddalo Guddiga Loo Saaray Baaritaanka Carruurta Tababarka Loogu Qaaday Eritrea Sheeko:Arrimaha Amniga Midawga musharixiinta ayaa soo dhaweeyay go’aanka ra’iisul wasaaraha dalka uu guddi ugu saaray waalidiintooda carruurta tababarka loo qaday dalka Eritrea. Golaha ayaa sidoo kale ugu baaqay in ra’iisul wasaaraha uu… 1 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Maxey Ka Wadahadleen Biden iyo Erdoğan Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa xaqiijiyay inuu kulan “wanaagsan oo miro dhal ah” la yeeshay dhigiisa Turkiga, Recep Tayyip Erdogan, isagoo muujiyay sida uu ugu kalsoon yahay in labada dhinac…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Farmaajo Oo Safarkiisa Ugu Dambeyay Ugu Baxaya Antalya Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa saacadaha soo socda u duulaya dalka Turkiga isaga oo ka qeyb galaya shir looga hadlaya diblomaasiyadda. Shirkan oo ka dhacaya magaalada Mediterranean-ka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Faahfaahin: Khasaaraha Ka Dhashay Xerada Dhego-badan Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxayo qarax khasaaro geystay oo ka dhacay xerada dhega-badan ee magaalada Muqdisho. Inkabadan 10 qof ayaa la sheegay in ay ku dhinten qaraxa halka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Qarax Khasaare Geystay oo Ka Dhacay Xerada “Dhega-badan” Qarax khasaare geystay ayaa lagu soo waramayaa inuu ka dhacay xerada Gen. Dhega-badan ee magaalada Muqdisho. Qaraxan oo uu geystay qof ismiidaamiyey, ayaan laga heyn faahfaahin badan, balse waxaa la…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Deg-Deg: Qarax Ka Dhacay Muqdisho Wararka naga soo gaarayo xerada tababarka ciidamada Dhaga-badan Ex xero nac nac ayaa sheegaya in goor dhaweyd uu ka dhacay qarax khasaaro geystay. Qof isku soo xiray waxyabaaha qarxa ayaa…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Senator Abshir “Madaxweynaha Mudda Xileedkiisu Dhamaaday Isagaa Ilmahaas Gacanta U Geliyay Magafaha Geeska Afrika” Abshir Axmed Maxamed guddoomiye ku-xigeenka koowaad ee aqalka sare ayaa sheegay in mas’uuliyadda ciidamadii loo qaaday Eritrea ay dusha ka fuuleyso madaxweynaha Mudda xileedkiisu dhaamada Maxamed Cabdullahi Farmaao. Senator Abshir…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Kenya Oo Dib U Fureysa Safaaradeedii Muqdisho Dowladda Kenya ayaa sheegtay in ay dib u fureyso safaaradeedii ay ku laheyday Muqdisho, iyadoo safiirkii Soomaaliya ee Nairobi ka codsatay in uu dib ugu soolaabto shaqadooda. Qoraal ka soo…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Guddoomiye Xaaji Aadan “Bulshada Soomaaliyeed Waan In Ay Taageeraan Xulka Qaranka Minifootboolka”. Guddoomiyaha xiriirka kubad Cag yaraha Soomaaliya Mudane Xaaji Aadan Cabdulle oo la hadlay Goobjoog ayaa ka warbixiyay safar ay dhawaan ku tageeen Dalka Nigeria,isagoo sheegay .in ay muhiim tahay in…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Mareykan oo Walaac Ka Muujiyey Doorashada Itoobiya, Akhriso sababta Dalka Mareykanka ayaa walaac culus ka muujiyey doorashada ka dhaceysa Itoobiya 21-ka bishan iyaga oo ugu baaqay siyaasiyiinta iyo kooxaha kala duwan in laga waantoobo colaadda iyo qalalaasaha ka jira…