Soomaaliya oo Soo celisay Xiriirkii ay u Jartay Kenya, Dibna u Fureysa Safaaradda Sheeko:Arrimaha Amniga Soomaaliya ayaa sheegtay in ay caadi kusoo celineyso xiriirkii diblomaasi ee kala dhaxeeyey Kenya, kaas oo Muqdisho ay iskeed markii hore u jartay. Qoraal kasoo baxay wasaaradda arrimaha dibadda ee… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga OLF Oo Sheegtay In Ciidamada Eritrea Ay Gummaad Ka Wadaan Gudaha Dalka Itoobiya Jabhadda xoreynta Oramada ee loo soo yaqaano OLF ayaa markale ugu baaqday beesha caalamka in laga saaro ciidamada Eritrea gobolada Oromia iyo Benishangul-Gumuz. OLF ayaa sheegay in 30,000 oo askar…
2 daqiiqo Sheeko:Qormooyinka Goobjoog Doorashooyinka Degmooyinka Puntland Waxaa 3 degmo oo Puntland kamid ah ka socda diiwaangelinta cod bixiyayaasha doorashada dadwaynuhu codkooda toos u dhiiban doonaan oo si tijaabo ah looga qaban doono Ufeyn ,Eyl iyo Qardho.…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Rooble Oo Guddi U Saaray Baaritaanka Askartii Loo Qaaday Eritrea Ra’iisul wasaaraha dalka Maxamed Xuseen Rooble ayaa guddi soo baara u magacabay waalidiinta sheegay in carrurtooda ay ka qeyb galeen dagaalkii ka dhacay dalka Itoobiya. Guddiga uu magcabay Rooble oo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Muuse Biixi oo La Kulmay Guddigii Doorashooyinka Madaxweynaha Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa kulan mahadnaq ah la qaatay Toddobada xubnood ee guddida Doorashooyinka Somaliland oo ka hirgeliyey doorashadii Dhawaan ka qabsoontay deegaanada Somaliland . Madaxweyne Muuse…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Rooble “Xasan Cali Kheyre iyo Farmaajo Haddii ay Tartamayaan Waa ay ii Simman yihiin” <span;>Ra’iisul wasaaraha dalka Maxamed Xuseen Rooble ayaa sheegay in dalka xilligaan u u jiheystay doorasho loona baahan yahay in cadaalad la helo. <span;>Rooble oo qaar ka mid ah dadka shacabka…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Soomaaliya Oo Ka qeybgalaysa Tartanka Qaarada African Minifootball Xiriirka Kubbad Cagyaraha Soomaliya ee Somali Minifootball Association wuxuu ka mid yahay xiriirada ku soo kordhay caalamka,waxaana Soomaaliya laga aas aasay sanadii 2015,iyadoo guddoomiyihii ugu horeeyay ee Somali Minifootball Association…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Saddex Qof oo Lagu Dilay Dhuusamareeb Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya weerar lagu dilay ilaa saddex qof oo ka tirsanaa dadka deegaanka ee magaalada Dhuusamareeb, caasimadda maamul goboleedka Galmudug. Wararka qaar ayaa sheegaya in xalay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Kenya oo Qaadday Xayiraadda Duulimaadyada Dowladda Kenya ayaa qaadday xayiraadda ay saartay diyaaradaha rakaabka Soomaalida ee aadi jiray ama ka iman jiray dalkeeda. Qoraal loo diray wasaaradda arrimaha dibadda ayaa lagu sheegay in ay muhiim…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweyne Xasan Sheekh: Dhalinyarada Eretria Loo Qaaday, Waa La iibsaday Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa si kulul uga hadlay dhalinyaro maamulka Farmaajo u qaaday Eretria isaga oo sheegay in la iibsaday. Madaxweynaha oo ka hadlayey kulan dhalinyarada…