Waa Kuma Senator Xuseen Maxamed Oo Loo Doortay Aqalka Sare In Uu Ka Mid Noqdo Sheeko:Amniga Waxaa lasoo gabagabeeyey kursiga Aqalka sare ee ay ku tartamayaan Dr. Xuseen Maxamed Daahir iyo Xasan Maxamed Nuur, waxaa kusoo baxay Dr. Xuseen. Waa Kuma Dr. Xuseen Maxamed Daahir? Dr.… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Waa Kuma Senator Maxamuud Maxamed Oo Loo Doortay Aqalka Sare In Ay Ka Mid Noqdo Senator Maxamuud Maxamed Cabdinuur ayaa goor dhaw ku soo baxday doorashada Aqalka ssre isagoo helay codadkii la dhiibtay 76 , halka Nuur Baabul Caddow uu helay cod 9 cod. Mar…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Koonfur Galbeed : Maxamuud Maxamed Ooo Ku Guuleysatay Kursiga Afaraad ee Senotarada Aqalka Sare Waxaa goordhaw lagu dhawaaqay natiijada Kursigii Afaraad ee sanaterada aqalka sare iyadoo kursiga ay ku tartameen Labada musharax ee kala ah : 1: Maxamuud Maxamed Cabdinuur 2: Nuur Baabul Caddow…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Waa Kuma Senator Aadan Cabdinadir Maxamed Oo Loo Doortay Aqalka Sare In Ay Ka Mid Noqdo Aadan Cabdinadir Maxamed waxaa uu ku dhashey caasimadda Muqdisho, isaga oo ka qabtay iskuullada Cabdullahi Ciise ee Xamar iyo Model ee Baydhabo halka jaamacadda uu ku qaatay Jamacadda Golis ee…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Koonfur Galbeed : Aadan Cabdinaasir Ooo Ku Guuleysatay Kursiga Seddaxaad ee Senotarada Aqalka Sare Waxaa goordhaw lagu dhawaaqay natiijada Kursigii Seddaxaad ee sanaterada aqalka sare iyadoo kursiga ay ku tartameen Labada musharax ee kala ah : 1: Aadan Cabdinaasir Maxamed 2: Maxamed Aadan Xasan…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Waa Kuma Senator Aayaan Aadan Oo Loo Doortay Markale Aqalka Sare In Ay Ka Mid Noqoto Ayaan Adan Cabdullahi waxay ku dhalatay degmada Luuq Ganaane, ee gobolka Gedo 1991-dii. Waxbarasho jaamacadda ka horeysa waxay ku qaadatay magaalada Baydhabo halka ay Jaamacad Bangladesh ay uga soo baxday…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Koonfur Galbeed : Ayaan Aadan Ooo Ku Guuleysatay Kursiga Labaad Senotarada Aqalka Sare Waxaa goordhaw lagu dhawaaqay natiijada Kursigii Labaad ee sanaterada aqalka sare iyadoo kursiga ay ku tartameen Labada musharax ee kala ah : 1: Ayaan Aadan Cabdullaahi 2: Farxiyo Nuur Aadan…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Waa Kuma Senator Zamzam Ibraahim Oo Loo Doortay Markale Aqalka Sare In Ay Ka Mid Noqoto Samsam Ibraahim Cali waxaa ay aheyd Senator ka tirsan aqalka saree e baarlamaanka 10-aad, waxaa ay aqalkaas guddoomiye ka aheyd Guddiga Garsoorka, Arrimaha Diinta & Awqaafta, Xuquuqul Insaanka, Haweenka Iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Zamzam Oo Mar kale Loo Doortay Senator Ka Soo Baxa Koonfur Galbeed Waxaa goordhaw lagu dhawaaqay natiijada Kursigii koowaad ee sanaterada aqalka sare iyadoo kursiga ay ku tartameen Labada musharax ee kala ah : 1: Zamzam Ibraahim Cali 2:Shariifo Xaaji Cusmaan Ibraahim…
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Faransiiska Oo Dal Afrikaan Ah U Soo Celinayo Nin Loo Heysto Dambiyo Dagaal Dowladda Burkina Faso ayaa soo dhaweysay go’aanka dowladda Faransiiska ay kusoo musaafurineyso Francois Compaore oo ah walaalka madaxweynihii muddada dheer shaqeynayey ee dalka Burkina Faso iyadoo la keenayo dalkiisa halkaasoo…