Rabshado Dad Ku Dhinteen Oo Ka Dhacay Jabuti Iyo Dowladda Oo War Ka Soo Saartay Sheeko:Amniga Wararka naga soo gaarayo dalka Jabuti ayaa sheegaya in caasimadda dalkaasi ay saacadihi la soo dhaafay ka dhaceen rabshado dad ku dhinteen oo u dhaxeeyay qowmiyahadaha Soomaalida iyo Canfarta ee… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Koonfur Galbeed : Doorashada Aqalka Sare oo Ka Bilaabatay Baydhabo Magaalada Baydhabo ee xarunta kumeel gaarka maamulka Koonfur galbeed ayaa saaka lagu wadaa in ay ka bilaabato doorashada Aqalka sare. Guddiga doorashooyinka ayaa ku guda diyaar garowgoodii ugu dambeyay ee…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Guddiga Xalinta Khilaafaadka Oo Ku Wajahan Koonfur Galbeed Waxaa lagu wadaa in saacada soo socda ee saaka magaalada Baydhabo ay gaaraan wafi uu hogaaminayo guddoomiyaha guddiga xalinta khilaafaadka Heer Federaal Cabdullahi Abyan Nuur. Wafdigaan ayaa goordhaw ka ambabixi…
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Rooble Oo Markale Kulan Isugu Keene Cabdi Xaashi iyo Mahdi Guuled Ra’iisul wasaaraha xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa xalay markale kulan la qaatay sii hayaha gudoomiyaha Aqalka sare ee dalka Cabdi Xaashi Cabdillaahi iyo ra’iisul wasaare ku-xigeenka dalka Mahdi Maxmed Guuleed.…