U bood dhigaalka

Koonfur Galbeed : Maxamuud Maxamed Ooo Ku Guuleysatay Kursiga Afaraad ee Senotarada Aqalka Sare

Sheeko:Amniga

Waxaa goordhaw lagu dhawaaqay natiijada Kursigii Afaraad ee sanaterada aqalka sare iyadoo kursiga ay ku tartameen Labada musharax ee kala ah :

1: Maxamuud Maxamed Cabdinuur

2: Nuur Baabul Caddow

Senator Maxamuud Maxamed Cabdinuur
ayaa ku soo baxay doorashada isago helay codadkii la dhiibtay 76   , halka Nuur Baabul Caddow uu helay   cod 9 cod.

Guddoomiyaha Baarlamaanka dowlad gobaleedka Koonfur galbeed Ayaa ku dhawaaqay natiijada doorashada kursiga Afaraad.