Mareykanka oo Farmaajo Si Cad ugu Sheegay inuu Rooble uga Dambeeyo Doorashada, Ciidankana Dhexdhexaad ahaado Sheeko:Amniga Kaaliyaha xogheyaha arrimaha dibadda ee Afrika Molly Phee oo la hadashay madaxweynaha waqtigiisu dhamaaday Maxamed Cabdullahi Farmaajo iyo ra’isul wasaare Maxamed Rooble iyada oo Farmaajo ku boorisay inuu la shaqeeyo… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Akhriso: Sida ay Al-shabaab Ku Qabsatay Magaalada Balcad Wararka ka imaanaya magaalada Balcad, ee deegaanka Hirshabelle ayaa sheegaya in saaka aroorstii ay la wareegeen dagaalyahannada Al-shabaab, kuwaas oo dhowr jiho kasoo weeraray. Ilo ku sugan deegaanka oo la…
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Mareykanka: Farmaajo Waxaan U Sheegnay In Uu Joojiyo Hadalada iyo Ficilada Hurinta Ah Mareykanka ayaa markale si kulul uga hadlay xaaladda siyaasadeed ee Soomaaliya ka taagan. War ka soo baxay kaaliya xoghayaha arimaha dibadda ee qaaradda afrika Mary Catherine Phee ayaa sheegtay in…
3 daqiiqo Sheeko:Cayaaraha WARBIXIN: Cristiano Ronaldo oo ku wajahan Barcelona, sababta uu uga tago Man United, shaqsiga dhex-dhexaadinaya CR7 & Barca iyo inuu qorsheynayo inuu dago Guriga Messi ee Barcelona! Warka ugu weyn suuqa kala iibsiga xiddigaha ayaa soo ifbaxay saacadihii ugu dambeeyey, iyadoo suuqa kala iibsiga xiddigaha dib loo furi doono bisha Janaayo, Cristiano Ronaldo ayaana la soo warinayaa…
3 daqiiqo Sheeko:Amniga Fact Check: Yaasiin Fareey oo Ka Been-sheegay Xabsiga Roobow! Ku-simaha hey’adda NISA, Yaasiin Fareey oo ka jawaabayey warqad uu wasiirka amniga Cabdullahi Nuur uga dalbaday ka warbixinta xaaladda Mukhtaar Roobow oo horay u ahaa ninka 2-aad ee Al-shabaab ayaa…
6 daqiiqo Sheeko:Amniga Akhriso: Shantii Afgambi Ee Sanadkaan Ka Dhacay Qaaradda Afrika Sanadkaan sii dhamaanaya ee 2021 waxa uu kamid noqday sanadaha taariikhda reebay kaas oo ay qaaradda Afrika ay wajahday afgambiyo fara badan kuwaas oo qaar ka mid ah dhiig ku…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga NISA: Mukhtaar Roobow Waxaa Bil Walba Nooga Baxdo $7000 Hay’adda nabad sugidda iyo sirdoonka qaranka ayaa wasiirka Amniga u soo gudbisay warbixinta afhayeenkii hore ee ururka al-shabaab Muykhtaar Roobow, kaas oo wasiirka ka dalbaday hay’adda in ay warbixintaasa keento.…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Midawga Musharixiinta: Baaris iyo Dacwad Deg-Deg Ah Halagu Soo Ogoo Farmaajo Golaha midawga musharixiinta ayaa bayaan ka soo saaray afgambigii shalay ay sheegtay xukuumadda in dalka lagu soo qaaday balse uu fashilmay. Midawga ayaa sheegay in wax aad looga xumaado uu…
3 daqiiqo Sheeko:Amniga Akhriso: Waalaca Caalamka Uu Ka Muujinayo Xiisadda Ka Taagan Soomaaliya Waxaa isa soo taraya baaqyada wakiilada iyo siyaasiyiinta caalamiga ah ee ku aaddan xasaradda saacadihi la soo dhaafay ka taagan dalka. Waaxda wasaaradda arimaha dibadda mareykanka u qaabilsan arrimaha afrika…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Jubbaland: Doorashada Lix Kursi Oo Ka Socota Kismaayo Magaalada Kismaayo ee xarunta kumeel gaarka ah ee dowlad gobaleedka Jubbaland waxaa saaka ka socda doorashada kuraas ka tirsan golaha shacabka. Lix ka mid ah kuraasta dowlad gobaleedka Jubbaland ku…