Wakiilada Caalamka Oo Rooble Ku Taageray Qorshahiisa Doorashada Sheeko:Amniga Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan dhanka fogaan aragga ah la qaatay wakiilada beesha caalamka ee fadhigoodu yahay magaalada Muqdisho. Kulanka oo diiradda lagu saaray arrimaha doorashooyinka… 2 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Jubbaland: Waxay Diyaar U Tahay Ka Qeybgalka Shirka Golaha Wadatashiga Ee Uu Hogaaminayo Rooble Maamulka Jubbaland ayaa cadeeyay mowqifkiisa ku aaddan shirka golaha wadatashiga qaranka ee uu hogaaminayo ra’iisul wasaaraha xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble. War-saxaafadeedka ka soo baxay madaxtooyada Jubbaland ayaa lagu sheegay in…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Cabdi Xaashi: Hadalka Mursal Ma Ahan Mid Sharciyad Leh Guddomiyaha Aqalka sare Cabdi Xaashi Cabdillahi ayaa mid baalmarsan sharciga ku tilmaamay hadalkii ka soo yeeray guddomiyaha golaga shacabka ee waqtigoodu dhamaaday. Cabdi Xaashi ayaa sidoo kale ugu baaqay Golaha…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Doorashada: Guddiga SEIT Waqooyi Oo Shaaciyay Kuraas Doorashadooda Dhawaan La Qabanayo Guddiga hirgelinta doorashooyinka gobalada Waqooyi ayaa shaaciyay liiska 19 kursi oo ka tirsan golaha shacabka oo dhawaan la qabanayo doorashadooda. Kuraastan la soo saaray ayaa waxaa kamid ah kuraasta tirsigoodu…
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Lafta-gareen: KGS Kama Qeybgalayso Shirka Uu Iclaamiyay Ra’iisul Wasaaraha Madaxweynaha maamulka Koonfur galbeed ayaa cadeeyay mowqifkiisa ku aaddan shirka golaha wadatashiga qaranka ee uu hogaaminayo ra’iisul wasaaraha xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble. Cabdi casiis Xasan Maxamed Lafta gareen ayaa sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Mowliid Mataan Oo Si Kumeel Gaar Ah Loogu Magacabay Guddomiyaha Guddiga FEIT Guddiga doorashooyinka dadban ee heer federaal FEIT ayaa shaaciyay in gudoomiye ku-xigeenkii guddiga Mowliid Mataan Salaad uu si kumeel gaar ah u sii haynayo xilka guddoomiyaha guddiga FEIT. War-saxaafadeed ka…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Puntland: Waxay Diyaar U Tahay Ka Qeybgalka Shirka Golaha Wadatashiga Ee Uu Hogaaminayo Rooble Maamulka Puntland ayaa cadeeyay mowqifkiisa ku aaddan shirka golaha wadatashiga qaranka ee uu hogaaminayo ra’iisul wasaaraha xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble. War-ka soo baxay madaxtooyada Puntland ayaa lagu sheegay in ay…
3 daqiiqo Sheeko:Amniga QM: Waan Ka Xunnahay Go’aanka Sida Deg Deg Ah Loogu XerayTerminalka MOVCON Xafiiska qaramada midoobay ee Muqdisho ayaa war ka soo saaray go’aanka ay dowladda Soomaaliya ku xirtay qeybta gaar ah ee garoonka diyaaradaha ka adeegsaneyeen howl wadeenada qaramada Midoobay. Warka ka…
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Aqoonyahanno Ka Digay Faragelinta Farmaajo Ee Doorashada Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa mar kale dhaliyey dodo kadib markii saacadihii tagay uu dhaliilay ra’isul wasaare Rooble, kuna tilmaamay mid wedi waayey doorashada. Haddaba, aqoonyahan la…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Hay’adda Socdalka Oo Lagu Amray In Dalka Aanu Ka Bixin Taliyaha Ciidanka Badda Wareegto ka soo baxday xafiiska wasiirka amniga xukuumadda federaalka ayaa lagu sheegay in aanu dalka ka safri karin taliyaha ciidamada badda Soomaaliya General Cabdixamiid Maxamed Dirir. Cabdullahi Maxamed Nuur Wasiirka…