Beesha Caalamka: Aad Ayaan Uga Walaac Sannahay Xaaladda Soomaaliya! Sheeko:Amniga Beesha caalamka ayaa walaac ka muujisay xaaladda siyaasadeed ee saacadihi la soo dhaafay ka taagan gudaha dalka. War-saxaafadeed ay soo saareen saaxiibada caalamka ayaa lagu sheegay in ay aad uga… 2 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Rooble: Ciidamada Farmaajo Maka Amar Qaadan Karaan! Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Maxamed Xuseen Rooble oo gordhaw shir jaraa’id qabtay ayaa sheegay in dalka maanta uu ka badbaaday afgambi ciidan oo uu sameeyay Madaxweynihii hore ee dalka Maxamed…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Xasan Sheikh: Waxaan Cambaareynayaa Afgambiga Milatari Ee Uu Isku Dayay Madaxweynihii Hore Madaxweynihii hore ee dalka Xasan Sheikh Maxamuud ayaa cambaareyay weerarka lagu qaaday xafiiska ra’iisul wasaaraha kaas oo ciidamada ka amar qaata Farmaajo ay damceen in shaqada laga hor istaago ra’iisul…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Mahdi Guuleed: Waxa aan ahay “Tabliiqi Nabadeed”. Waxaa aan labada oday ugu baaqayaa in ay dalka caymadiyaan. Ra’iisul wasaare ku-xigeenka dalka Mahdi Maxamed Guuleed Khadar ayaa ugu baaqay labada xafiis ee ugu saareyso dalka in ay dejiyaan xaaladda kacsan. Qoraal uu soo dhigay bartiisa Facebook ayuu ku…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha: Tallabooyinkaan Wixii Ka Dhasha Waxaa Qaadaya Madaxweynihii Hore Dalka Farmaajo War ka soo baxay Xafiiska ra’iisul wasaaraha dalka Maxamed Xuseen Rooble ayaa looga jawaabay shaqa ka joojinta wasiirka koowaad ee dalka xalay uu ku sameeyay Farmaajo. Warka ka soo baxay…
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Cabdiraxmaan Cabdishakuur: Xafiiska Rooble Ayaa Noo Balan Ah Hogaamiyaha xisbiga wadajir Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa talaabo qar iska tuurnimo ah ku tilmaamay go’aanka xalay xilli dambe ka soo baxay xafiiska madaxweynihii hore ee dalka Maxamed Cabdullahi Farmaajo. Warsame…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Wasiir Al-cadaalla : Waxa Socda Saaka Waa Afgambi Dadban Mase Guulaysanayo Wasiir ku-xigeenka wasaaradda warfaafinta xukuumadda federaalka Soomaaliya Cabdiraxmaan Yuusuf Alcadaalla ayaa sheegay in talaabada ciidamada lagu dhigay afafka hore ee xafiiska ra’iisul wasaaraha ay tahay mid afgambi ah . Qoraal…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Ka Hakinta Shaqada Kadib, Rooble oo Lala Wareegay Xafiikiisa Wararka ka imaanaya gudaha Villa Somalia ayaa sheegaya in la xiray xafiiska ra’isul wasaaraha Soomaaliya Maxamed Rooble, loona diiday isaga iyo shaqaalahaba iney tagaan, arrintan ayaa imaaneysa saacado kadib markii…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Farmaajo Oo Sheegay In Uu Shaqada Uu Ka Joojiyay Rooble Madaxweynaha waqtigiisa dhamaaday Maxamed Cabdillahi Farmaajo ayaa wareegta uu soo saaray ku shaaciyay in uu shaqadii ka joojiyay ra’iisul wasaare Maxamed Xuseen Rooble. Farmaajo ayaa sheegay in Rooble ay ku…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Mareykanka Iyo Ingiriiska: Waxaan Taageereynaa Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka Dowladaha Mareykanka iyo Ingiriiska ayaa taageray shirka uu ra’iisul wasaare Rooble isugu yeeray madaxda dowlad gobaleedayda dalka si looga tashado horusocod siinta howlaha doorashada. Safaaradda mareykanka ee fadhigeedu yahay magaalada…