Jubbaland: Guddiga Xulista Ergooyinka Lix Kursi Oo La Shaaciyay Sheeko:Amniga Guddiga hirgelinta doorashada dowlad gobaleedka Jubbaland ayaa shaaciyay xubnaha guddiyada xulista ergooyinka lix kursi oo ka mid ah 43 kursi ee golaha shacabka Jubbaland ku leedahay. Kuraasta guddiyada ergooyinkooda la… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Mas’uliyiin Dhex-dhexaadin Raba Deni iyo Diyaano Oo Ku Wajahan Garowe Madaxweynihii hore ee dowlad gobaleedka Puntland Cabdi-wali Cali Gaas, Ra’iisul wasaarihii hore ee xukuumadda federaalka Cumar Cabdirashiid, Senator Faroole iyo mas’uuliyiin kale oo xilal kala duwan ka soo qabtay dowladda…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Columbus : Imaam Masjid oo Meydkiisa La Helay Wararka ka imaanaya magaalada Columbus, Ohio ee dalka Mareykanka ayaa sheegaya in halkaasi lagu dilay imaamka Masjidka Abuu Hureyra ee magaalada. Imaam Maxamed Xasan ayaa la sheegay in la’aa muddo,…
4 daqiiqo Sheeko:Amniga Qaadka: Maan-dooriye Ka Ganacsigiisa uu Keeno Eex iyo Musuq Gudaha iyo Qalalaaso Dibadda ah! Inkasta oo Mareykanka, Yurub iyo dunida inta badan qaadka loo arko maandooriye halis ku ah nafta iyo nidaamka dowliga ah hadana Soomaaliya waa u cunto, laga ganacsado, sidaa ay tahayna…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Boosaaso: 5 Carruur Ah Oo U Geeriyootay Madfac Ku Dhacay Gurigooda Waxaa isa soo taraya khasaaraha iyo saameynta ka dhalatay dagaalka seddaxda maalin qaatay ee ka dhacay magaalada Boosaso ee xarunta ganacsiga dowlad gobaleedka Puntland. Wararka maha soo gaaraya magaalada Boosaso…
4 daqiiqo Sheeko:Amniga Waa Maxay Sababta Garsoorka Soomaaliya uu Fasax u galay December oo Dhan? Garsooreyaasha Soomaaliya ayaa hal mar fasax wada gala bisha December ee sanad walba, waxaana hawlgab noqda garsoorka dalka, iyada oo maxkamaduhu ay shaqada joojiyaan, meeshana ka saarta adeeggii shacabka Soomaaliyeed,…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga PSF: Mar walba Waxaan Diyaar U Nahay Heshiis iyo Nabad Ciidamada PSF ayaa ku dhawaaqay in ay aqbaleen xabad joojin ka dhaqan gasha magaalada Boosaso ee xarunta ganacsiga dowlad gobaleeska Puntland. Qoraal ka soo baxay hogaanka ciidamada PSF ayaa lagu…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Siyaasiyiin Ka Soo Jeeda Puntland Oo Ku Baaqay In La Joojiyo Dagaalka Boosaso Qaar kamid ah siyaasiyiinta miisanka leh ee ka soo jeeda dowlad gobaleedka Puntland ayaa ku baaqay in ay nabadda qaatan ciidamada ku dagaalamaya magaalada Boosaso. Xubnaha baaqa soo saare oo…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga PSF: Puntland Waxeey Diiday Gartii iyo Go’aankii Isimada Hogaanka ciidamada PSF ayaa war-murtiyeed ay ka soo saareen dagaalka labada maalin ka socda Boosaso waxa ay ku eedeyeen Puntland in ay duulaan ku soo qaaday ciidamada PSF. PSF ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Puntland Oo Sheegtay In Ay Diyaar U Tahay Xabad Joojin Ka Dhaqan-gasha Boosaso Wasiirka amniga dowlad gobaleedka Puntland Cabdisamad Maxamed Gallan, ayaa shir jaraa’id oo uu goordhaw qabtay ku sheegay in puntland diyaar u tahay xabad joojin ka dhaqan gasha magaalada boosaso. Gallaan…