Gabar Sanadkan Caafimaad Ka Qalinjabineysay oo u Geeriyootay Xabad uu Ku Dhuftay Askari Sheeko:Amniga Waxaa saaka Isbitaalka Digfeer ku geeriyootay gabar kuliyadda caafimaadka dhiganeysay sanadkii ugu dambeeyey. Maryan Maxamed Xersi waxaa ay u geeriyootay dhaawac kasoo gaaray xabad uu askari kula dhuftay goor habeen… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Golaha Ammaanka Oo Muddo Kordhin U Sameeyay Howlgalka AMISOM Kulan ay isugu yimaadeen golaha ammaanka qaramada midoobay ayaa lagu ansixiyay in muddo kordhin loo sameeyo howlgalka midamga nabad ilaalinta Soomaaliya ee qaaradda Afrika ee AMISOM. Kulankan oo ahaa kulankii…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Odawaa Oo La Faray In Baaris Uu Ku Sameeyo Taliyaha Ciidamada Badda Wasiirka difaaca xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa taliska ciidamada xoogga dalka ugu baaqay in baaris lagu sameeyo war ka soo yeeray hogaanka taliska Badda. Xasan Xuseej Xaaji wasiirka gaashaandhigga ayaa taliyaha…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Boosaso: Puntland iyo PSF Oo Loogu Baaqay In Ay Dagaalka Joojiyaan Waxaa isasoo taraya baaqyada iyo walaaca laga muujanayo daagaalka maalintii labaad ka socda magaalada Boosaaso. Xafiiska difaacaha xuquuqda aadanaha ee Puntland ayaa baaq ka soo saaray dagaalka ka socda magaalada…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Sawiro: Dagaal Boosaaso Maalintii Labaad Ka Socda Waxaa maalintii labaad galay dagaalka u dhaxeeyo ciidamada PSF iyo maamulka madaxweyne Deni ee ka socda magaalada Boosaaso ee xarunta ganacsiga Puntland. Sawiro laga soo qaaday magaalada ayaa muujinaya hakad…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Akhriso: Khasaaraha Ka Dhashay Dagaalka Boosaaso Wararka ka imaanaya magaalada Boosaaso ee xarunta ganacsiga dowlad gobaleedka Puntland ayaa shegaya in khasaaro kala duwan uu ka dhashay dagaal saacado badan ka socday gudaha Magaalada. Dagaalka oo barqanimadi…
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Ciidamada Itoobiya Oo Magaalo Ka Tirsan Gobalka Tigrayga Kala Wareegay TPLF Ciidamada Itoobiya ayaa guullo hor leh ka sheegtay dagaalka 13-ka bilood ka socda ee kala dhaxeeya xoogagga TPLF, ayaa sheegay in ay magaalo muhiim ah oo ku taalla gobalka Tigrayga…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Boosaaso: Warar Hor Leh Oo Laga Helayo Dagaalka PSF iyo Puntland Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dagaal saaka ka bilawday xaafado ka tirsan magaalada Boosaaso oo u dhaxeeya ciidamada PSF iyo ciidama ka amar qaata madaxweynaha Puntland. Dagaalka oo…
4 daqiiqo Sheeko:War Somalia’s stable internet connectivity real boon to online freelancers Mohamed Hirsi grew up and studied in Mogadishu, finishing his telecommunication engineering degree at one of the universities in Mogadishu two years ago. Hirsi doesn’t currently work as a telecommunication…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Dagaal Ciidamada Puntland Ku Dhexmaraya Boosaaso Wararka naga soo gaarayo magaalada Boosaaso ee xarunta ganacsiga dowlad gobaleedka Puntland ayaa sheegaya in gudaha magaalada uu goordhaw ka bilawday dagaal u dhaxeeya ciidama la sheegay in ay ka…