Soomaaliya oo Difaacday Xuquuqul Insaanka Itoobiya, Codeyn ayaase looga adkaaday Sheeko:Amniga Guddiga arrimaha xuquuqul Insaanka ee qaramada midoobey ayaa sameynaya koox soo baara tacadiyada ka dhanka ah xuquuqul insaanka ee laga sheegayo kooxaha ka dagaalamaya waqooyiga Itoobiya. Golaha ayaa meelmariyey qaar… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Kursiga Yaasin Fareey Oo La Fasaxay Guddiga xalinta khilaafaadka arrimaha doorashooyinka ayaa 17 cisho kadib go’aan ka soo saaray dooraqshada kursiga HOP#67 oo muran badan ay hareysay doorashadiisa. Kursigaan oo laga soo doortay magaalada Dhuusamareeb ee…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Ra’iisul wasaare ku-xigeenkii Hore Ee Dalka Oo Lagu Xiray Hargeysa Wararka naga soo gaarayo magaalada Hargeysa ee caasimadda Somaliland ayaa sheegaya in garoonka diyaaradaga magaalada Hargeysa lagu xiray Maxamed Cumar Carte Khaalib oo horay Soomaaliya uga soo noqday ra’iisul wasaare…
1 daqiiqo Sheeko:Caalamka WHO: Omicron Wuxuu Uu U Faafayaa Si aan Horay Loo Arag Madaxa guud ee hay’adda caafimaadka Adduunka WHO Tedros Adhanom Ghebreyesus, ayaa sheegay in nooca cusub ee xanuunka Corona uu si aad ah ku faafayo. Tedros ayaa xusay in todobaddayadii la…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Al-shabaab Oo Burburiyay Xarunta Maamulka Degmo Ka Tirsan Galgaduud Wararka naga soo gaarayo degmada Ceeldheere ee gobalka galgaduud ayaa sheegaya in xubna ka tirsan ururka al-shabaab ay burburiyeen saldhig ciidamada dowladda ay ku lahaayeen degmada iyo xarunta maamulka deegaanka…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Doorashada Shan Kamid Ah Kuraasta Banaadiriga Oo La Shaaciyay Guddiga hirgelinta doorashooyinka Banaadiriga ayaa ku dhawaaqay in maalmaha soo socda ay qabanayaan doorashada shan kursi oo kamid ah kuraasta golaha shacabka. Kuraasta doorashadoodu la shaaciyay ayaa waxaa kamid ah…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Jubbaland: Doorashada Kuraasta Golaha Shacabka Oo Dhawaan Ka Bilaabmeysa Kismaayo Guddiga hirgelinta doorashooyinka Jubbalanad ayaa ku dhawaaqay doorashada 14 kursi oo ka mid ah kuraasta golaha shacabka ee deegaan doorashadoodu tahay Jubbaland. Doorashada kuraastan oo dhawaan lagu qaban doono magaalada…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Shabaab Oo Isaga Baxay Saacado Kadib Markii Ay La Wareegeen Matabaan Wararka naga soo gaarayo degmada Matabaan ee gobalka Hiiraan ayaa sheegaya in maanta xubna ka tirsan ururka Al-shabaab ay la wareegeen gacan ku heynta degmada. Shabaab ayaa gudaha u galay…
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Sheekada Madaxmed Kadawe Oo Ku Naafoobay Dagaalladii Magaalada Muqdisho Oo Sheegay In Dowladdu Illowday Doorkiisii Sheekada dareenka leh ee Mohamed Abdi Guure oo loo garan ogyahay Maxamed Kadawe, waxay ka mid ahayd sheekooyinka aan so toobiyo kuwii iigu saameynta badnaa. Sannadkii 2012-kii ayuu ku dhaawacmay…
2 daqiiqo Sheeko:Cayaaraha Fulinta GOS Oo Ceyriyay Guddoomiyihii Xiriirka Cabdiqani Saciid Carab Kulan ay magaalada muqdisho isugu yimaadeen dhamaan golaha fulinta xiriirka kubadda cagta Soomaaliyeed ayaa shaqadii looga joojiyay guddoomiyihii xiriirka kubadda cagta Soomaaliyeed Cabdiqani Saciid Carab. Kulanka oo yimid kadib markii…