Doorashada Golaha Shacabka: Diiwan Gelinta Musharixiinta Afar Kursi Oo Ka Bilaabatay Muqdisho Sheeko:Amniga Waxaa saaka ka bilaabmeysa magaalada Muqdisho diiwaan gelinta musharixiinta kuraasta tirsigoodu yahay HOP#229, HOP#262, HOP#254 & HOP#255 ee laga soo doorto gobolada Waqooyi. Kuraastan oo ay horay u shaaciyeen in la… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Mucaaradka Oo Shirweyne Qaran Ku Baaqay Midawga musharixiinta xilka madaxweynanimo ee Soomaaliya ayaa ku baaqay in ay dhawaan qabanayaan shir weyne qaran oo looga tashado aayaha dalka. Shirka ayaa la sheegay in ay ka soo qeyb…
1 daqiiqo Sheeko:Caalamka Maxkamad Mareykanka Ku Taallo Oo Bilawday Dhageysiga Dacwad Nin Loo Heysto Dilka Muwadin Soomaaliyeed Marlow Ramsey Carson oo ah muwaadin mareykan ah ayaa la soo taagay maxkamad ku taalla magaalada Minneapolis ee dalka Mareykanka kadib markii lagu soo eedeyay in uu ka dambeyay dilka…
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Ciidamada Itoobiya Oo TPLF Ka Qabsaday Magaalooyin Hor Leh Ciidamada Itoobiya ayaa shaaciyay in dagaallo ay saacadihi la soo dhaafay la galeen kooxda TPLF iyo xulafadeeda ay ku qabsadeen deegaanno muhiim ah oo ay jabhadda horay gacanta ugu haysay.…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Xildhibaano Ku Dhaawac-may Qarax Ka Dhacay Jowhar Wararka naga soo gaarayo magaalada Jowhar ee caasimadda dowlad gobaleedka Hirshabeelle ayaa sheegaya in goordhaw uu magaalada ka dhacay qarax xoogan. Qaraxa oo ka dhacay agagaarka maqaay lagu magacaabo Baar…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Gargaarka iyo MM Oo Gudbiyay Dacwad Ka Dhan Ah Wasiir Khadiijo Wasiir ku-xigeenka wasaaradda gargaarka iyo maareynta musiibooyinka Cabdirashiid Maxamud Xasan ayaa sheegay in ay soo gaartay cabashada 16 shaqaale oo wasaaradda laga eryay. Cabdirashiid ayaa sheegay in shaqa ka ceyrinta…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Galmudug Oo Ka Hadashay Dagaal Beeled Ka Dhacay Galgaduud Axmed Shire Falagle wasiirka warfaafinta dowlad gobaleedka galmudug ayaa nasiib daro ku tilmaamay dagaalada u dhaxeeyo beelaha walaalaha ee dib uga soo cusboonaaday deegaanada gobalka galgaduud. Shalay gelinkii dambe ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Ehelada Haweeney Askari Ka Tirsan Ciidamada Dowladda Uu Muqdisho Ku Dilay Oo Dalbaday Cadaalad Ehelada Hooyo Faadumo Cali Cismaan oo loo yaqaanay Faay Beeso ayaa dowladda federaalka ka dalbaday in ay helaan cadaalad. Faay Beeso ayaa sakaa lagu dilay xaafadda Xoosh ee degmada dharkiinley,…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga CPJ oo Sheegtay In 293 Saxafi La Xiray, 42 Kale La Dilay, Itoobiya ayaa ugu Daran Dalalka Saxaraha Ka Hooseeya Warbixin ay soo saartay CPJ sanadkan ayaa lagu sheegay in saxafiyiinta lagu xiray dunida 2021-ka ay gaarayaan ilaa 293 halka 24 saxafi loo dilay sababo shaqadooda la xiriira, waxaa kale…
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Qiimaha iibka Hubka oo Sare u kac Ku Yimid Kadib Muddo Kordhintii April Qiimaha kala iibsiga hubka ayaa sare u kac xoog leh laga dareemay gudaha magaalada Muqdisho, waxaa kale oo kordhay dhaqdhaqaaqa dalaallada hubka, iibka, kala wareejinta iyo arrimaha la xiriira. Xog…