Ciidamada Dowladda Iyo Ururka Al-shabaab Oo Ku Dagaalamay Deegaan Ka Tirsan Gobalka Galgaduud Sheeko:Amniga Wararka naga soo gaarayo deegaanka Godinlabe ee gobalka Galgaduud ayaa sheegaya in xalay xubna ka tirsan ururka al-shabaab ay weerar ku qaadeen fariisimo degmada ay ku lahaayeen ciidamada dowladda. Weerarka… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Mareykanka: Dowladda Soomaaliya iyo Ahlu Sunna Waa Iney Wada Hadlaan, Kana Fogaadaan Weecinta Doorashada Dalka Mareykanka ayaa sheegay inuu ugu baaqayo dowladda Soomaaliya iyo maamulka Ahlu sunna iney wadahadal bilaabaan, isla markaana ka fogaadaan wax uga dari kara xaaladda banii’aadnimo ee halista ah ama…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Xubin Guddiga FEIT Ka Tirsan Oo Ka Horyimid Go’aanka Dib Loogu Noqonayo Doorashada HOP#154 iyo HOP103 Qaar ka mid ah guddiga doorashooyinka dowlad gobaleedka Koonfur-galbeed ee FEIT ayaa ka soo horjeestay go’aanka guddiga FEIT ay dib ugu celiyeen doorashada laba kursi oo dhawaan lagu doortay Baydhabo.…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Kursigii Jawaari Laga Dhacay Oo Dib Loogu Noqonayo Doorashadiisa Guddiga doorashooyinka heer federaal ee FEIT ayaa ku dhaawaqy in dib loogu celinayo doorashada kuraasta HOP#154 iyo HOP#103, oo ay sheegen in aan loo marin habraacii loo jideeyay doorashada golaha…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Muqdisho: Nin Xaakiisa U Dilay $25 Qamar Cabdi Cumar oo ah haweeney dhashay 12 carruur ah ayaa xalay seygeeda uu ku dilay xaafad ka tirsan degmada Xamar Jajab. Dilka ayaa yimid kadib muran ka dhashay lacag…
1 daqiiqo Sheeko:Caalamka Abiy : Cadowgu Wuu Burburay, Wuuna Kala Yaacay” Milateriga Itoobiya ayaa todobaadkan dib ula wareegay gacan ku haynta dhul ay horay u sheegteen ciidmada kooxda TPLF, xilli weli furimaha dagaalka uu ku sugan yahay ra’iisul wasaare Abiy Ahmed.…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Mareykanka: Waxaan Dib-u-eegis Ku wadnaa Taageerada aan Siinno Danab Dalka Mareykanka ayaa sheegay inuu dib u eegis dhan walba ah ku wado taageerada ay siiyaan ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee Danab kuwaas oo dhowaan qeyb ka ahaa…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Mareykanka: Eretria Waa Iney Kasoo Baxdo Itoobiya, Waxay Gobolka Ka Wadaan Xasilooni Darro Safaaradda Mareykanka ee Eretria ayaa qoraal adag kasoo saartay war kasoo baxay safaaradda Asmara ee Washington, iyada oo lagu sheegay in warka safaaradda in aanu sax aheyn. Warka Mareykanka oo…
2 daqiiqo Sheeko:Caalamka Muxuu Yahay Isku Dayga Dil Ee Uu Ka Badbaaday Erdoğan Madaxweynaha dalka Turkiga ayaa lagu soo waramaya in uu ka badbaaday isku day lagu doonayay in lagu dillo xilli uu ka qeyb galayay isusoo bax dadweyne oo ka dhacayay magaalada…
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Mareykanka iyo UK: Doorasho Lagu Shubto, Waxay Horseedi kartaa Qalalaaso Safiirka UK ee Soomaaliya Kate Foster iyo Sii-hayaha Safaaradda Mareykanka Colleen Crenwelge oo wareysi gaar ah siiyey Goobjoog News ayaa sheegay in doorasho lagu shubto, oo aan xalaal aheyn ay…