Maxaa Loo Hadal Hayaa Dhalinyaradaan Caanka Ka Ah TikTok-ga? Sheeko:Amniga Waxa ay dhalinyaradaan muddo sanada ah ka soo muuqanayeen baraha bulshada si gaar ah barta muuqaalada gaagaban lagu duubo ee TIK TOK, waxaana deegaan u ahaa magaalada Muqdisho. Dhalinyaradaan oo… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Guddiga SEIT ee Somaliland Garabka Cabdi Xaashi Oo Hakiyay Doorashada 16 Kursi Oo Golaha Shacabka Ah Guddiga hirgelinta doorashooyinka gobalada Waqooyi garabka Cabdi Xaashi ayaa ku dhawaaqay in ay hakiyeen doorashada 16 kursi oo dhawaan doorashadooda ay shaaciyeen gudda SEIT ee Somaliland. Xubnahaan guddiga oo ka…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Maamulka Puntland Oo Ka Horyimid Baaqa Isimada Puntland Maamulka Puntland ayaa ka horyimi baaq ka soo yeeray Isimada Puntland kuwaas oo shalay madaxweynaha ugu baaqay in qaar ka mid ah awoodda ciidamada PSF uu weli sii haayo agaasimihii…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Dil Naxdin Leh: Nin Duleedka Muqdiso Ku Dilay Carruur Uu Waalid U Yahay Waxaa xaafadda Jamacadda Shabeelle ee deegaanka garasbaaleey duleedka Muqdisho ayaa maanta laga helay meydka laba carruur ah kuwaas oo la weysanaa. Carruurtan oo walaalo ah ayaa la sheegay in mid…
3 daqiiqo Sheeko:Amniga Doorasho Aan La Aqoon Xilliga Ay Dhamaaneyso Oo Dalka Ka Socota Waxaa dalka weli ka socda doorashooyinka goleyaasha dowladda oo aan la aqoon qorshaha iyo jadwalka u dagsan ee ay ku qabsoomayaan. 11-kii Bishii hore ee November guddiga FEIT ee doorashooyinka…
2 daqiiqo Sheeko:Caalamka Itoobiya: Cadawga Waa La Garaaci Doonaa, Guushuna Way Sii Socon Doontaa Ciidamada dowladda itoobiya ayaa sheegay in ay kooxda TPLF ay kala wareegeen magaalooyinka Dessie iyo Kombolcha oo ay horay kooxda u qabsatay. Bil ka hor ayeey aheyd markii TPLF iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Maxeey Kawada Hadleen Madaxda Warbaahinta iyo Rooble? Ra’iisul wasaare Rooble ayaa caawa kulan la qaatay qaar ka mid ah madaxda waarbihinada madaxa banaan ee dalka. Kulanka oo inta badan mas’uuliyiinta warbaahinada ay goobjoog ahaayeen ayaa looga hadlay…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Rooble Oo Muqdisho Ka Furay Shir Looga Hadlayo Gedddi Socodka Dowladnimada Soomaaliya Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa magaalada muqdisho maanta ka daahfuray shirka geddiga socodka dowladnimada Soomaaliya. Shirkan oo ay ka soo qeyb galeen aqoonyahanno, xubna ka socda…
1 daqiiqo Sheeko:Ganacsiga Shirka 6aad ee Horumarinta iyo Hal-abuurka Ganacsiga oo Muqdisho la gu qabtay Waxaa magaalada muqdisho lagu soo gabgabeeyay shirka 6’aad ee Horumarinta iyo Hal abuurka ganacsiga oo ay wadajir u soo qabanqaabiyeen Jaamacadaha Simad iyo Jamhuuriya. Shirka waxaa ka soo qeybgalay, Xildhibaano…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Gariiga Oo Muhaajiriin Soomaaliya Ay Ku Jiraan Dalkiisa Ku Soo Dhaweeyay Dowladda gariigga ayaa dalkeeda ku soo dhaweysay in kabadan 2,00 muhaajiriin magangalyo doon ah kuwaas oo ku yimid socdaal dhanka badda ah. Dadkan oo ka yimid dalalka Soomaliya, Congo, Afghanistan,…