Guddiga Dib u eegista Baarlamaanka oo Doortay Guddoon Cusub
Sheeko:Dalka

Xildhibaan Xuseen Iidow ayaa loo doortay Guddoomiyaha Guddiga Dib u eegista, la socodka iyo Hirgelinta Dastuurka BFS, halka Kuxigeen loo doortay Senator C/llaahi Sh. Ismaaciil Fartaag, waxaa Xoghayaha Guddiga loo doortay Senator Saciid Cabdi Xuseen.
Xubnahaan ayaa ka shaqayn doona hawlaha dib-u-eegista dasturka kumeel gaarka ah, kaas oo ay kamid ah hawlaha ugu mudan ee hor yaalla baarlamaanka 11-aad.



Goobjoog News