Ahlu-sunna Oo Soo Saartay Liiska Xildhibaannada Uga Mid Noqonaya Galmudug

Ahlu-sunna Waljameeca ayaa soo saartay liiska 20-ka xildhibaan ee uga mid noqonaya baarlamaanka dowlad goboleedka Galmudug.

Liiskan waxaa ku xusan magacyada xildhibaannada iyo sidoo kale beelaha ay kasoo kala jeedaan, kuwaasi oo si buuxda u matali doona dhanka Ahlu-sunna.

Hoos ka akhriso liiska:

 

Related Articles

39 Comments

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close
Goobjoog

FREE
VIEW