U bood dhigaalka

Akasri ka tirsan ciidamada dowladda oo dilay wade moota Bajaaj

Sheeko:Dalka

Askari ka tirsan ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa goordhaw dil u gaystay mid kamid ah dhalinyarada ka xeysa moota Bajaajta.

Maxamed Xayle oo kamid ah dhalinyarada kaxeysa Mota Bajajata ayaa askari dowladda ka tirsan saaka ku dilay Isgoyska Hawlwadaag.

Dilka wiilkan dhalinyarada ah ayaa yimid xilli uu marayay isgoyska hawlwadaag ee magaalada Muqdisho.