Akhriso: 7 Qodob Oo Laga Soo Saaray Shirkii Madaxda Puntland, Hirshabelle Iyo K/galbeed Ee Garoowe

Magaalada Garoowe ee gobolka Nugaal waxaa ka dhacay shir ay yeesheen madaxda dowlad goboleedyada Puntland, Hirshabelle iyo sidoo kale K/galbeed.

Shirkan ayaa ahaa mid looga hadlay arrimo u badan ammaanka, xiriirka maamullada iyo sidoo kale sidii loo xoojin lahaa ishkaashigooda.

Shirka kadib waxaa laga soo saaray war-saxaafadeedkan:

Related Articles

2 Comments

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close
Goobjoog

FREE
VIEW