U bood dhigaalka

AKHRISO: Magacyada Xubanaha Ku Tartamaya Doorashada Hirshabelle

Sheeko:Dalka

Saacado kadib waxaa magalaada Jowhar ka bilaaban doonta doorashada madaxweynaha maamulka Hirshabelle, waxaana ku tartami doona Sideed musharrax.

Musharraxiinta tartamaya qaarkood horey ayeey xilkaan ugu soo tartameen, qaarna xilal kale ayeey ka hayeen Hirshabelle.

Halkaan hoose ka akhriso magacyda:

  1. Yusuf Hagar Daba-geed
  2. Cabdi Faarax Laqanyo
  3. Daahir Cabdulle
  4. Maxamed Cabdi Waare
  5. Cabdinasir Shirwac Maxamed
  6. Maxamed Caruush
  7. Cabdiraxmaan Xuseen Cadow
  8. Cabdikarim Cali Nuur