U bood dhigaalka

Akhriso: Mooshinka Ka Dhanka Ah Madaxweynaha Hirshabelle Ee Loo Gudbiyey Guddoonka Baarlamaanka

Sheeko:Dalka

Mooshin ay ku qoran yihiin magacyada 72 xildhibaan oo Hirshabelle ah, qaarkoodna saxiixan ayaa waxaa loo gudbiyey guddoonka baarlamaanka ee maamulkaasi.

Uljeedka mooshinkaan ayaa ah xil ka qaadista madaxweynaha Hirshabelle Cali Cabdullaahi Cosoble oo maalmahan ay ku dheganaayeen xildhibaannada.

Hadaba halkaan hoose ka akhriso mooshinka:

Goobjoog News

1

2

3-1

4-1